Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Al-shabaab oo shaaciyay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan Militariga Soomaaliya

Ururka Al-shabaab ayaa maanta oo Sabtiya  sheegtay in ay khaarajiyeen sarkaal sare oo ka tirsan Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraa… Sii akhri

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by News Office

Dowladda Masar oo xaqiijisay Kiiskii ugu horreeyay ee coronavirus

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by News Office

Dowladda Masar ayaa xaqiijisay in kiiskii ugu horreeyay ee cudurka ‘coronavirus’ ee dilaaga ah laga helay dalkeeda. Afhayeenka wasaarada caafimaadka… Sii akhri

Dooxada Ooda-Gooye oo weli gubaysa

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by News Office

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in uu weli socdo gurmadka lagu deminayo dab xooggan oo… Sii akhri

Wasiir Islow: dhagxaanta ku go’an waddooyinka Muqdisho dhowaan ayaa la qaadi doonaa

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by News Office

Wasiirka Amniga Somaliya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa shaaciyay  in dhawaan la qaadi doono dhegxaanta ku go’an… Sii akhri

Dil ka dhacay magaalada Jowhar

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu dilay nin dhalinyaro ahaa oo lagu… Sii akhri

Sacuudiga oo eedayn kulul u jeediyay dowladda Turkiga

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha dibadda Sacuudiga Caadil Al-Jubeyr ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka soo horjeeddo Duulaanka Turkiga ee dalka Suuriya. Wasiirka… Sii akhri

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Federaalka Soomaaliya oo tababar ku soo qaatay Turkiga

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by News Office

Wasiirka Gaashaandiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed iyo Taliska ciidanka Militariga oo ay wehliyaan taliska xarunta tababarada ciidamada ee… Sii akhri

Wasiir Beyle oo faahfaahin ka bixiyay Deyn Cafinta Soomaaliya

Posted on February 14, 2020February 14, 2020 by News Office

Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa si weyn usoo dhoweeyay warbixinta ay soo saareen hay’adda Lacagta Aduunka… Sii akhri

Laascaanood: Dab xooggan oo ka kacay Dooxada Ooda-gooye

Posted on February 14, 2020February 14, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ku warramaya in uu dab xooggan ka kacay dooxada Ooda-Gooye… Sii akhri

Taliye Saldhig oo lagu dhaawacay Boosaaso

Posted on February 14, 2020February 14, 2020 by News Office

Dableey hubeysan ayaa maanta oo jimce ah Taliye ciidan ku dhaawacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Col. Cumar Warsame… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close