Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Al-shabaab iyo Ciidamada Koonfur Galbeed oo ku dagaallamay gobolka Baay

Wararka laga helayo  gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo ciidamada Koonfur Galbeed uu ka dhacay degaanno… Sii akhri

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Xulista Xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Koonfur Galbeed oo socota

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Gudoomiyaha Guddiga soo xulista xildhibaannada cusub ee dowlad goboleedka Koofur Galbeed Maxamed Keerow Maxamed oo Warbaahinta la hadlay waxa uu… Sii akhri

In ka badan 30 ruux oo lagu dilay dalka Nigeria

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

In ka badan 30 ruux ayaa lagu dilay weeraro kooxo hubaysan ay  ka gaysteen, tuulooyin ku yaalla gobolka Katsina ee… Sii akhri

Salva Kiir oo ogolaaday dalabkii ugu muhiimsanaa ee Mucaaradkiisa

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Madaxweynaha waddanka South Sudan Salva Kiir Mayardit ayaa ogolaaday in uu yareeyo tirade maamul goboleedyada dalkiisa ka dhisan kadib shuruudo ay… Sii akhri

DUQSIGA ELEKTARONIKADA: Col duullaan ku ah dowladnimada

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by News Office

Muddo maalmo laga joogo (10-2-2020) ayaan hadal ka jeediyay xarunta Telefishinka iyo Raadiyaha dowladda Puntland, munaasabadduna waxay ahayd: xaflad xilwareejin loo sameenayay… Sii akhri

Maxkamadda Garoowe oo muddaysay Kiiskii Hodan Shanlayste

Posted on February 15, 2020September 3, 2020 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Nugaal, ayaa Sabtida maanta ah dhegaysatay, gar-maqalkii u horreeyay ee Kiiska Hodan Shanlayste oo kufsi… Sii akhri

Coronavirus oo dilay in ka badan 1,500 oo ruux

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by News Office

Dowladda Shiinaha iyo hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa maanta oo Sabtiya shaaciyay, in tirada guud ee dadka u geeriyooday… Sii akhri

Mareykanka iyo Taliban oo xabad-joojin kooban gaaray

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa heshiis xabbad-joojin oo kooban la gaartay ururka Taliban eek a dagaallama waddanka Afganistan. Heshiiska oo socon doona… Sii akhri

Khayre Oo Kulan La Qaatay Ku-Xigeenka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka wakiilka xogyahaya guud ee qaramada midoobay u… Sii akhri

Qareennada Garoowe oo shaqa-joojin sameeyay

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by News Office

Qareenada ka hawlgala magaalada Garoowe ayaa shaqo joojin sameeyey iyadoo saaka Maxkamada Derejada Koowaad ay xukuntay eedaysanayaal aan haysan sharci… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close