Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ahlusunna oo dalbatay in la dhiso gole cusub oo dalka xasilooni gaarsiiya

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug garabka Ahlu-Sunna Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa war ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Galmudug… Sii akhri

Posted on February 17, 2020February 17, 2020 by News Office

Jubaland oo war xasaasiya ka soo saartay Xaaladda gobolka Gedo

Posted on February 17, 2020February 17, 2020 by News Office

Waxaa Maanta Shir Deg-deg ah degmada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo ku yeeshay labada Golle ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Shirkaan ayaa… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo looga digay in ay mudda kororsi samayso

Posted on February 17, 2020February 17, 2020 by News Office

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo ku sugan dalka Koonfur Afrika ayaa ka hadlay Marxalada… Sii akhri

XOG: Dowladda Soomaaliya oo ogolaatay Shahaadada Ardayda Puntland

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Ilo’ xog-ogaal ah oo ka tirsan madaxtooyada Puntland, ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay si… Sii akhri

Xukuumadda Somaliland Oo Diidday In Farmaajo Yimaaddo Hargeysa

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Xukuumadda Somaliland ayaa Warqad Rasmi ah u dirtay Dawladda Ethiopia, taas oo ay ku muujisay in aanay Ogolayn in uu… Sii akhri

Gudoomiyaha Guurtida Somaliland oo sheegay in uusan Farmajo tegi karin Hargeysa

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Saleebaan Maxamuud Aaden, ayaa  ka hadlay safar la sheegayo in madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay tallaabo militari ka qaadayso dowladda Soomaaliya

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Axmed Muuse Nuur Yare, oo saaka wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa sheegay… Sii akhri

Muqdisho: Maxkamada Ciidamada oo xukun xabsiya ku riday mas’uul lagu helay Shabaabnimo

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun xabsi ah ku ridday mas’uul ka tirsanaa maamulka Gobolka Banaadir oo lagu helay in… Sii akhri

SHIINAHA: Dhimashada coronavirus oo gaartay 1665 ruux

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Guddiga qaran ee Caafimaadka dalka Shiinaha, ayaa maanta oo Axad ah shaaciyay, in tirada dadka dalkaasi ugu dhintay cudurka coronavirus… Sii akhri

Sri Lanka oo shaacisay in ay saddex malyan oo Dollar ku bixinayso Deyn Cafinta Soomaaliya

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by News Office

Dowladda Waddanka Sri Lanka ayaa si rasmiya u shaacisay  in ay kaalinteeda ka qaadanayso ololaha Deyn Cafinta Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close