Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Muqdisho: Weriye ka tirsanaa Al-shabaab iyo horjoogayaal kale oo la xukumay

Maxkamadda derejada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta oo Talaado ah min 10-sannadood oo xabsiya ku ridday,… Sii akhri

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Somaliland: Maya Maya Farmaajo noo imaan mayo

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in aysan marnaba aqbali doonin in madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya uu socdaal ku yimaado Somaliland. Madaxweynaha… Sii akhri

Somaliland oo aqbashay Raalli-gelintii madaxweyne Farmaajo

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in uu aqbalay Raalli-gelintii madaxweyne Farmaajo ka bixiyay Xasuuqii Taliskii Jaalle Siyaad u… Sii akhri

Muuse Biixi oo faahfaahiyay kulankii isaga iyo madaxweyne Farmaajo

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo khudbad ka jeediyay Baarlamanka maamulkaasi, ayaa markii u horraysay ka hadlay, kulankii dhexmaray isaga… Sii akhri

Kiis lamid ah kii Caa’isha Ilyaas oo ka dhacay Somaliland

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Taliska Booliiska Somaliland, ayaa shaaciyay in ay gacanta ku soo dhigeen, nin ku eedaysan in uu kufsi iyo dil arxan-darro… Sii akhri

Booliiska Jarmalka oo xiray koox qorshaynayay in ay Masaajid weeraraan

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Booliiska Waddanka Jaramlka ayaa laga soo xigtay in ay  xireen kooxo xagjir ah oo qorshaynayay in ay weeraraan masjid ku… Sii akhri

Wasiir Cawad oo qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka u qaabilsan Soomaaliya

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Arrimaha… Sii akhri

Dagaal xooggan oo xalay ka dhacay magaalada jowhar

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay halkaas dagaal xoogan uu ku dhexmaray… Sii akhri

Maraykanka oo faahfaahiyay duqeyn uu la beegsaday Al-shabaab

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada dowladda Mareykanka u qaabilsan qaaradda afrika ee Africom ayaa lagu sheegay in weerar… Sii akhri

Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Pakistan

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by News Office

Weerar ismiidaamin ah, ayaa la sheegayaa in uu  ka dhacay meel u dhaw goob  isu soo bax diini ah ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close