Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Gaalkacyo gaaray

Wefdi uu hogaaminayo Santar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa maanta oo Khamiis ah ka gaaray Koonfurta magaalada Gaalkacyo Guddoomiyaha guddiga… Sii akhri

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Soomaaliya oo laga helay kiiskii labaad ee Coronavirus

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xaqiijisay in kiiskii labaad ee cudurka Coronavirus laga helay dalka. Wasiirka Caafimaadka… Sii akhri

Al-shabaab oo amartay in la dilo qofkii ka qeyb gala doorashooyinka Soomaaliya

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab oo ka taliya degaanno ka tirsan Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ayaa Fatwo ka soo saaray arrimaha doorashooyinka heer… Sii akhri

Wasiir Cawad oo la kulmay James Swan

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan… Sii akhri

Militariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen 12 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on March 26, 2020March 26, 2020 by News Office

Sarakiisha Ciidanka Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in degaanka daynuunaay oo qiyaastii 18km magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay… Sii akhri

Faahfaahinta dagaal maanta ka dhacay Daynuunaay

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by News Office

Ugu yaraan hal askari ayaa ku geeriyooday, ilaa lix kalena waa ku dhaawacmeen, iska hor-imaad kooban oo saaka ka dhacay… Sii akhri

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koofurgalbeed oo la ansixiyay

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by News Office

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulankii ugu horreeyay ku yeeshay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka… Sii akhri

Turkey oo dacwado kusoo oogtay 20 Sacuudiyaan ah

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by News Office

Turkey ayaa 20 qof oo Sacuudiyaan ah, oo ay ku jiraan laba kaaliyeyaal u ahaan jiray Dhaxal-Suge Mohmed Bin Salman,… Sii akhri

Gaalkacyo: Malayshiya-beeleed xoog ku furtay maxbuus dil ku xukunnaa

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by News Office

Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhaawacmay iska hor-imaad kooban oo Talaadadii shalay ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay ka laabatay amarkii ay masaajidda ku xirtay

Posted on March 25, 2020March 25, 2020 by News Office

Maalin kadib markii xukuumadda Puntland ay amartay in la xiro dhammaan masaaajidda iyo dugsiyada Qur’aanka, si looga fogaado faafidda cudurka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close