Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Saamaynta Xanuunka COVID-19 ku yeeshay Damaashaadka Ciidda

Amarkii ka soo baxay xukuumadda Puntland ee lagu joojiyay jimaacada Salaadda Ciidda ayaa maanta oo Sabtiya ka dhaqan-galay degaannada Puntland… Sii akhri

Posted on May 23, 2020May 23, 2020 by News Office

Dagaal ka dhacay degmada Buurdhoobo ee gobolka Gedo

Posted on May 22, 2020May 22, 2020 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa kasoo baxaysa dagaal ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo malayshiyaad ka tirsan Alshabaab ku dhexmaray degmada Buurdhoobo ee… Sii akhri

Hoos u dhac ku yimid faafidda Xanuunka COVID-19 ee Soomaaliya

Posted on May 22, 2020May 22, 2020 by News Office

Kulanka ay yeesheen guddiga heer Federaal ee ka hortaga xanuunka  covid-19 oo qaab muuqaal ah loo adeegsaday Mareegta Internet-ka ah ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Garoowe kaga qayb-galay Kulan looga hadlayay Doorashooyinka Soomaaliya

Posted on May 22, 2020May 22, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay kulanka 4-aad ee doodaha looga hadlayo habka ugu wanaagsan ee… Sii akhri

Golaha Ammaanka oo ka shiray Soomaaliya

Posted on May 22, 2020May 22, 2020 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa khudbadda uu ka dhagaystay ergayga UNka James Swan iyo ergayga Midowga Africa Francisco Madeira… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo soo daad-guraysay muwaadiniin ku xanibnaa dalka dibaddiisa

Posted on May 22, 2020May 22, 2020 by News Office

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday in ay dalka dibaddiisa ka soo daadgureyso muwaadiniin badan oo muddo… Sii akhri

Guddi wadajir ah oo lagu amray soo dhamaystirka Habraaca doorashooyinka heer Federaal

Posted on May 21, 2020May 21, 2020 by News Office

Ka dib kulan warbixin looga dhegaystay guddiga wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee loo xil saaray dhameystirka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo iska diiwaan-geliyay urur siyaasadeedka dowladda ee Kaah

Posted on May 21, 2020May 21, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Khamiis ah si rasmi ah isaga diiwaangeliyey urur Siyaasadeedka dowladda ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo laga dalbaday in uu caddeeyo xaqiiqada ku qarsoon kiiska badda

Posted on May 21, 2020May 21, 2020 by News Office

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ahna haatana sheegay in uu sharraxanyahay madaxtinimada dalka ayaa si kulul uga hadlay Dacwadda… Sii akhri

Puntland oo joojisay in jimaaco lagu tukado Salaadda Ciidda

Posted on May 21, 2020May 21, 2020 by News Office

Wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta dowladda Puntland Cawil Sheikh Xaamud Maxamed, oo warbaahinta Garoowe kula hadlay, ayaa shaaciyay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close