Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadiga ah sababa la xiriira Xanuunka COVID-19

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah si rasmiya u shaacisay in dib loo… Sii akhri

Posted on May 20, 2020May 21, 2020 by News Office

Xassan Sheekh oo walaac ka muujiyay dib u dhigidda kiiska badda Soomaaliya iyo Kenya

Posted on May 20, 2020May 20, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa walaac ka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo si toos ah gurmad Caafimaad uga dejisay Badhan

Posted on May 20, 2020May 20, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah magaalada Badhan ka dejisay diyaarad sidda gargaar caafimaad oo loogu tala-galay ka… Sii akhri

Webiga Shabeelle oo fatahaad xooggan ka sameeyay degmada Mahadaay

Posted on May 20, 2020May 20, 2020 by News Office

Webiga Shabeelle ee mara Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saacadihii la soo dhaafay fatahaad ka sameeyay degmada Mahadaay iyo tuulloyin dhowr… Sii akhri

17-KII SANO EE DIB-U-YAGLEELKA DAWLADNIMADA SOOMAALIYA 2000-2017

Posted on May 20, 2020May 20, 2020

Carta, Djibouti 2000 Toban sano oo kala haad ah kadib waxaa dib u bilaamay abaabul cusub oo Dawladnimo. Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo Shalan-bood

Posted on May 20, 2020May 20, 2020 by News Office

Ugu yaraan hal askari ayaa ku dhintay saddex kalena waa ku dhaawacmeen qarax miino oo saaka ka dhacay degmada Hodan… Sii akhri

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka warbixiyay Qorshayaashiisa ugu muhiimsan

Posted on May 20, 2020May 20, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay hadal ka jeediyay Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay Arrimaha… Sii akhri

Laamaha Amniga Puntland oo fashiliyay Qarax lagu aasayay Boosaaso

Posted on May 20, 2020May 20, 2020 by News Office

Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Bari oo kaashanaya Ciidanka PSF ayaa xalay fashiliyay Qarax nooca dhulka la geliyaa oo ay aasayeen… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay mowqifkeeda dib u dhigista dhegaysiga kiiska badda

Posted on May 19, 2020May 19, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo xiganaya qoraal galabta ka soo baxay maxkamadda Cadaaladda… Sii akhri

Dib u dhac ku yimid diyaarad siday gurmad caafimaad oo dowlada Soomaaliya u qorshaysay Sanaag

Posted on May 19, 2020May 19, 2020 by News Office

Diyaarad sidda gurmad Caafimaad oo dowladda Soomaaliya u soo diyaarisay gobolka Sanaag taasi oo ka degi lahayd magaalada Badhan ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close