Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maamulka Gobolka Banaadir oo saxiixay mashruuc lagu caawinayo dan yarta ku nool Muqdisho

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Sadiiq Xirsi… Sii akhri

Posted on May 19, 2020May 19, 2020 by News Office

Taliye Odowaa oo kormeeray Xerada Tababarka Har-qaboobe ee Guriceel

Posted on May 19, 2020May 19, 2020 by News Office

Taliyaha Ciidamada Militariga Dowladda Federaalka Soomaaliya General Odawaa Yuusuf Raage oo shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa… Sii akhri

Dalka Turkiga oo bandow guud lagu soo rogay maalmaha Ciidda

Posted on May 19, 2020May 19, 2020 by News Office

Madaxweynaha waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa ku dhawaaqay in bandow guud maalmaha Ciidda Soonfur lagu soo rogay dhammaan gobollada… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay in ka badan 360 maxbuus

Posted on May 19, 2020May 19, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xuska 18-May dartiis cafis u fidiyay 365 maxbuus oo u xirnaa dembiyo fudud sida… Sii akhri

Taliyaha Militariga Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

Posted on May 19, 2020May 19, 2020 by News Office

Taliyaha Ciidamada Militariga Dowladda Federaalka Soomaaliya General Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi Saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada… Sii akhri

Burcad-badeed markab shidaal ku weerartay xeebaha u dhexeeya Soomaaliya iyo Yemen

Posted on May 18, 2020May 18, 2020 by News Office

Kooxo Burcad-beed ah, ayaa Axaddii shalay ku guul-darraysay, isku day ay ku doonayeen in ay ku qafaashaan Markab shidaal, kaasi… Sii akhri

Biixi oo soo bandhigay qorshe aan wada-hadal ahayn oo Somaliland Soomaaliya ku kala bixi karaan!

Posted on May 18, 2020May 18, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo maanta khudbad ka jeediyay sannad-guurada 18-May oo ku beegan 1991-dii markii maamulkaasi ku dhawaaqay… Sii akhri

Jubaland iyo Beesha Caalamka oo ka wada-hadlay Doorashooyinka Soomaaliya

Posted on May 18, 2020May 18, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay shir ay soo abaabushay Qaramada Midoobay oo lagaga hadlayay Qodobo… Sii akhri

Guddoomiyaha Xisbiga HAYAAN oo ka tacsiyeeyay geerida guddoomiyihii gobolka Mudug

Posted on May 18, 2020May 18, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Xisbiga HAYAAN Pro. Abdihabiib Yasin Warsame ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid guddoomiyihii gobolka Mudug Marxuum Axmed Muuse Nuur… Sii akhri

Maraykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka tirsanaa Al-shabaab

Posted on May 18, 2020May 18, 2020 by News Office

Taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan Africa ee Africom ayaa sheegay inay duqeyn cusub oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close