Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Mucaaradka dowladda Soomaaliya oo sheegay in ays ii wadi doonaan Bannaanbaxyada

Golaha Midowga Murashixiinta Muqdisho ayaa si adag u cambaareeyay Rabshadihii iyo iska hor-imaadyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kadib markii… Sii akhri

Posted on February 20, 2021February 20, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo ku wajahan Nairobi

Posted on February 20, 2021February 20, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Safarka… Sii akhri

COVID-19 oo in ka badan 100 kun oo qof ruux ku dilay Qaaradda Afrika

Posted on February 20, 2021February 20, 2021 by News Office

Dadka uu haleelay xanuunka COVID-19 ee qaarada Afrika waxay haatan tiradooda kor u dhaaftay 100,000 sida ay sheegeen shaqaalaha caafimaadka.… Sii akhri

Midowga Afrika oo amar ku soo rogay AMISOM kadib Rabshadihii Muqdisho

Posted on February 20, 2021February 20, 2021 by News Office

Ururka Midowga Afrika ayaa ku amray ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya in ay dhex-dhexaad ka noqdaan muranka siyaasadeed ee… Sii akhri

Jubaland oo si adag uga hadashay Rabshadihii Muqdisho ka dhacay

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si weyn u dhaleecaysay falalka ka dhacay xalay iyo saaka magaalada Muqdisho. Isla markaa, Dowlada Jubaland… Sii akhri

Xoghayaha Qaramada Midoobay oo walaac xooggan ka muujiyay Rabshadaha ka dillaacay Muqdisho

Posted on February 19, 2021February 22, 2021 by News Office

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa walaac xooggan ka muujiyay rabshadaha Jimcihii ka dillaacay magaalada Muqdisho, wuxuuna ugu baaqay dhinacyada… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay xiisadda colaadeed ee ka curatay Muqdisho

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa maanta oo Jimce ah war ka soo saaray xiisadda colaadeed ee ka aloosan… Sii akhri

Khayre: Waxaan ka badbaaday isku day dil

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo haatan ka tirsan Midowga Murashixiinta Muqdisho, ayaa sheegay in uu ka… Sii akhri

Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo xirmay kadib markii Madfac ku habsaday

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Xiisadda colaadeed ee ka aloosan magaalada Muqdisho, ayaa saamayn ku yeelatay hawlihii Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde, kadib markii uu madfac… Sii akhri

Bannaanbax ka socday Muqdisho oo Rasaas lagu kala cayriyay

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Rasaas ku kala cayriyay dad bannaanbax ka samaynayay nawaaxiga Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kuwaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close