Fannaanada Faadumo Cali Nakruuma oo Muqdisho ku geeriyootay
Allah ha u naxariisto waxaa isbitaalka Martiini xanuunka Covid-19 ugu geeriyootay Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid ahayd Hobolada Qaranka… Sii akhri
Allah ha u naxariisto waxaa isbitaalka Martiini xanuunka Covid-19 ugu geeriyootay Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid ahayd Hobolada Qaranka… Sii akhri
Shirkadda Facebook ayaa sheegtay in iyadoo raaceysa siyaasadeeda mamnuuceysa kicinta rabshadaha inay tir-tirtay boggii ugu weynaa ee Milatariga wadanka Myanmar,… Sii akhri
Magaalooyinka waaweyn ee Puntland, waxa ku soo badanaya Gawaarida kala duwan oo xawaaraha saa’idka ah ku socda, kuwaas oo qaarkood… Sii akhri
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Sen. Cabdirisaaq Cismaan Jurile, ayaa Qoraal wadajir ah oo… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland aysan weli aqbalin Shirkii Arrimaha Doorashada ee Madaxweyne Farmaajo iclaamiyay.… Sii akhri
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, ayaa xalay guryahooda Muqdisho ku booqday Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh… Sii akhri
Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, kuna taariikhaysan 20-2-2021 ayaa lagu magacaabay Taliska guud ee ciidamada Daraawiishta… Sii akhri
Erik Prince oo ah qandaraasle dhanka amniga ah, xulafana la ahaa madaxweynihii hore ee Mareykanka Trump, ayaa jabiyay cunnaqabateyntii hubka… Sii akhri
Odayaasha dhaqanka Gobolka Gardafuu ee Puntland, ayaa guddi u saaray xiisad u dhexaysa dowladda iyo malayshiya-beeleed hubaysan oo ka taagan… Sii akhri
Diyaaradaha Caalamiga ah ee Turkish Airlines, Uganda Airlines ,Ethiopian Airlines ayaa baajiyay duullimaadyo ay maanta oo Sabti ah ku tegi… Sii akhri