Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Webiga Shabeelle oo Fatahaad xooggan ka sameeyay tuulooyin ka tirsan degmada Jowhar

Wararka ka imaanaya degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellada dhexe, ayaa sheegaya in tuulooyin ka tirsan degmadaas uu ka socdo bara-kac… Sii akhri

Posted on May 5, 2021May 5, 2021 by News Office

Gaadiid fara badan oo mar kale ku xannibmay Togga Ceeldaahir

Posted on May 5, 2021May 5, 2021 by News Office

Mowjado daadad ah oo ka dhashay Roobabka Gu’ga, ayaa buuxiyay togga Ceeldaahir ee Gobolka Bari, taas oo mar kale  xannibaad… Sii akhri

Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho

Posted on May 5, 2021May 5, 2021 by News Office

Saddex ruux ayaa ku dhintay, mid kalena waa ku dhaawacmay, kadib markii qarax lala beegsaday  gaari nooca raaxad ah o… Sii akhri

Faahfaahin ka soo baxay dagaal beeleed ka dhacay duleedka Beledweyne

Posted on May 5, 2021May 5, 2021 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa dagaal beeleed hubaysan, oo saaka ka dhacay duleedka degmada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo codsi u jeediyay Culimaa’udiinka Soomaaliyeed

Posted on May 5, 2021May 5, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay xarunta Madaxtooyada kulan afuro ah kula qaatay qaar ka mid ah… Sii akhri

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar?

Posted on May 4, 2021May 4, 2021 by News Office

Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thani ayaa xalay khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi… Sii akhri

Rooble oo magacaabay guddi ka soo tala-bixiya xallinta qalalaasihii Muqdisho

Posted on May 4, 2021May 4, 2021 by News Office

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble maanta oo Talaado ah  magacaabay Guddi kasoo tala bixiya xalka gaarista qalalaasahii… Sii akhri

Mahdi Guuleed oo la kulmay Ergayga Qatar

Posted on May 4, 2021May 4, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan gaar ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah… Sii akhri

Seed ka harsan laamiga Sinujiif oo isna sii go’aya

Posted on May 4, 2021May 4, 2021 by News Office

Roobab mahiiggaan ah oo weli ka da’aya Gobollada Puntland, ayaa laga cabsi qabaa in ay gebi ahaanba gooyaan Laamiga dheer… Sii akhri

Shil Tareen oo ka dhacay dalka Mexico

Posted on May 4, 2021May 4, 2021 by News Office

23 qof ayaa ku dhintay in kabadan 70 kalane dhaawac ayaa kasoo gaaray  kadib markii ay isku dhaceen labo tariin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close