Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Gudiga Doorashooyinka heer Federaal

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal. Ra’iisul wasaare… Sii akhri

Posted on July 23, 2021July 23, 2021 by News Office

Soomaaliya iyo Ireland oo ka wada hadlay taageerada amniga iyo wax wadaagga

Posted on July 23, 2021July 23, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiirka Gaashaandhigga Ireland Mudane Simon Coveney.… Sii akhri

Iraan oo xarun Shidaal ka furatay Gacanka Cumaan

Posted on July 23, 2021July 23, 2021 by News Office

Madaxweynaha xilka ka degaya Xasan Ruuxaani ayaa sheegay in Iran ay ka furatay goobtii ugu horeysay ee shidaal ay ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe

Posted on July 22, 2021July 22, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya, ayaa maanta oo Khamiis ah… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta magacaabaya guddiga doorashada Aqalka sare

Posted on July 22, 2021July 22, 2021 by News Office

Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah yeelanaya fadhiga 16-aad ee Kal-fadhigooda 48aad, kadib markii ay ka soo laabteen fasaxii… Sii akhri

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhigiisa dalka Ireland

Posted on July 22, 2021July 22, 2021 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Avv. Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka arrimaha dibedda Maxamed Cabdirisaaq ayaa waxay Muqdisho kusoo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Garoowe

Posted on July 22, 2021July 22, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo mudda bil ku dhow safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa, ayaa maanta oo Khamiis… Sii akhri

Maraykanka oo ogolaaday muwaadiniin Soomaaliyeed oo aan sharci lahayn

Posted on July 22, 2021July 22, 2021 by News Office

Hay’adda Adeega Muwaadinimada iyo Socdaalka ee dalka Maraykanka waxay ku dhawaaqday inay aqbaleen Codsiyada Nidaamka Badbaadada Ku-meel-gaarka ee TPS oo… Sii akhri

Diyaarad rakaab oo ku dhacday Garoonka diyaaradaha Ceelwaaq

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in garoonka degmadaas ay maanta ku dhacday diyaarad rakaab sidday.… Sii akhri

Dowladda Maraykanka oo ka hadashay duqayn ka dhacday Gobolka Mudug

Posted on July 21, 2021July 21, 2021 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in markii u horraysay mudda lix bilood ah kadib ay duqayn ka fulisay gudaha Soomaaliya, gaar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close