Cumar Finish oo xilalka ka qaaday Guddoomiyaal degmo
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa xilalka ka qaaday afar gudgoomiyeyaasha degmooyinka gobolka, sida uu sheegay afhayeenka… Sii akhri
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa xilalka ka qaaday afar gudgoomiyeyaasha degmooyinka gobolka, sida uu sheegay afhayeenka… Sii akhri
Xubno ka tirsan guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya, ayaa saaka ku wajahan caasimadda Puntland ee Garoowe. Lix xubnood oo ka… Sii akhri
Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Arbaco ah dooranaya xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto Puntland. Guddi ka tirsan… Sii akhri
Guddiga Hirgelinta Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada kuraasta uu xalay shaaciyay Madaxweynaha Maamulka Galmudug… Sii akhri
Ugu yaraan 42 qofayaa la xaqiijiyey in ay ku geeriyoodeen Kaymaha ku gubanaya waddanka Algeria Wakaaladda Wararka Algeria ee APS… Sii akhri
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay guddiga qabanaya doorashada Aqalka sare. Guddooomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Roble ayaa saaka kulan la qaatay laamaha amniga dalka. Ra’iisul wasaare Rooble ayaa… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Talaado ah ku wajahan magaalada… Sii akhri
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay Xarunta madaxtooyada kula kulmay guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal. Kulanka labada mas’uul… Sii akhri
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Cabdi Sheekh Axmed, ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka oo ka furmay caasimadda dalka Ivory… Sii akhri