Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Suudaan oo sheegtay inay Al-bashiir ku wareejin doonto maxkamadadda ICC

Golaha wasiirradu ee xukuumadda Suudaan ayaa go’aansatay in madaxweynihii hore ee dalkaasi Cumar Al-Bashiir iyo laba sarkaal  lagu wareejiyo  maxakamadda… Sii akhri

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Asad Shariif Abuukar, oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Awdheegle… Sii akhri

Madaxweyne Turkiga oo Taleefon kula hadlay saddex madaxweyne

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa taleefan madaxweynaha Afgaanistaan oo uu kala hadlay xaaladda ka taagan waddankaaas. Madaxweynaha Turkiga ayaa… Sii akhri

Booliiska degmada Buurtinle oo qabtay Khamri fara badan iyo Raggii watay

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Booliiska degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal, ayaa soo bandhigay in ka badan 570 dhalo oo khamri ah, kuwaas oo lagu… Sii akhri

AMISOM oo baaritaan ku bilowday dhacdo dad rayid ah ku dhinteen

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Howlgalka Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ee AMISOM, ayaa sheegay in ay billaabeen baaritaan ku saabsan dhacdo lagu dilay todoba… Sii akhri

Barlamaanka Galmudug oo maanta dooranaya Lix Senator oo Ka Tirsan Aqalka Sare

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo doorashada musharraxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka… Sii akhri

Shirweynaha Golaha dhexe ee urur Siyaasaeedka Mideeye oo Garowe ku soo xirmay

Posted on August 11, 2021August 11, 2021 by News Office

Shirweynaha Golaha dhexe ee Urur Siyaasadeedka Mideeye, oo mudda laba maalmood ah ka socday Garoowe ayaa maanta soo xirmay. Guddoomiyaha… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo doortay 11 xubnood oo Puntland ku matala Aqalka sare

Posted on August 11, 2021August 11, 2021 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah doortay Xubnaha Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto… Sii akhri

Shan xubnood oo ku soo baxay doorashada Aqalka sare ee Garoowe ka socota

Posted on August 11, 2021August 11, 2021 by News Office

Shan xubnood ayaa ilaa iyo hadda ku soo baxay doorashada Aqalka sare ee ka socota xarunta Baarlamanka Puntland ee Garoowe.… Sii akhri

Garoowe: Cabdiraxmaan Faroole oo mar kale loo doortay Aqalka sare ee Baarlamanka dalka

Posted on August 11, 2021August 11, 2021 by News Office

Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta mar kale loo doortay xubin ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close