Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Lafta-Gareen Oo Soo Dhameystiray Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhameystiray Liiska Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka… Sii akhri

Posted on August 14, 2021August 14, 2021 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Gudoomiyihii Gudiga Xalinta Khilaafaadka

Posted on August 14, 2021August 14, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee… Sii akhri

17 maleeshiyo ah oo lagu dilay weerar ka dhacay Burkina Faso

Posted on August 14, 2021August 14, 2021 by News Office

Weerar ka dhacay dalka Burkina Faso  ayaa lagu dilay 17 maleeshiyaad ah, kuwaas  soo  weeraray  xero ay ciidamada militariga dalkaasi… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Garoowe kula kulmay guddiga dhismaha dekeda Garacad

Posted on August 13, 2021August 13, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay xarunta madaxtooyada Garoowe kulam kula yeeshay guddiga dhismaha dekedda Garacad ee Gobolka Mudug.… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo la kulmay xubno ka tirsan Gudiga Doorashooyinka heer Federaal

Posted on August 13, 2021August 13, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay xubno ka mid ah Guddiga Doorashooyinka heer Federaal.… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka oo war ka soo saaray Doorashadii ka dhacday Galmudug

Posted on August 13, 2021August 13, 2021 by News Office

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo dhaweeyay hanaankii ay u dhacday doorashadii  xubnaha Aqalka Sare  ee Galmudug ka qabsoontay.… Sii akhri

Qarax ka dhacay Gobolka Jubada Hoose

Posted on August 13, 2021August 13, 2021 by News Office

Qarax nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa lagula eegtay duleedka Magaalada Kismaayo… Sii akhri

Rooble oo Nairobi kula kulmay Cumar Cabdirashiid

Posted on August 13, 2021August 13, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Nairobi kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid… Sii akhri

Ex. Wasiir Axmed Siciid Nuur oo si adag u cambaareeyay doorashada Aqalka sare ee Garoowe ka dhacday

Posted on August 12, 2021August 13, 2021 by News Office

Siyaasi Axmed Siciid Aw-nuur, oo ka tirsan urur siyaasadeedka Mideeye oo galabta warbaahinta la hadlay, ayaa si adag u cambaareeyay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo Beesha Caalamka kala hadlay dhaqaalaha doorashooyinka

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo Khamiis ah magaalada Nairobi kula kulmay xubno ka tirsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close