Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Taalibaan oo gashay caasimadda Afghanistan ee Kabul

Maleeshiyada Taalibaan ayaa galay caasimadda Afghanistan ee Kabul maanta oo ah Axad ah, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Wasaaradda… Sii akhri

Posted on August 15, 2021August 15, 2021 by News Office

Maraykanka iyo Turkiga oo ka wada xaajoonaya doorashooyinka Liibiya

Posted on August 15, 2021August 15, 2021 by News Office

Safiirka Mareykanka ee Liibiya ayaa Jimcihii booqasho ku tagay caasimada dalka Turkiga si uu wada hadalo ula yeesho saraakiisha ugu… Sii akhri

Hawlgal dad lagu qabtay oo xalay ka dhacay magaalada Boosaaso

Posted on August 15, 2021August 15, 2021 by News Office

Ciidanka Booliiska Gobolka Bari, ayaa xalay hawlgal lagu sugayay Amniga ka sameeyay magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland. Hawlgalkaas intii… Sii akhri

Suldaan ka soo jeeda Gobolka Sanaag oo muda sadex cisho ah u xiran Somaliland

Posted on August 15, 2021August 15, 2021 by News Office

Suldaan Maxamed suldaan Cabdillaahi Koor oo ka soo jeeda Gobolka Sanaag, gaar ahaanna degmada Yubbe, ayaa mudda saddex cisho ah… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo digniin ka soo saartay xaaladda Afgaanistaan

Posted on August 15, 2021August 15, 2021 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa soo saaray digniin culus oo ku wajahan xaaladda dalka Afgaanistaan isagoo xusay… Sii akhri

Dad badan oo ku dhintay dhul-gariir ka dhacay dalka Haiti

Posted on August 15, 2021August 15, 2021 by News Office

In ka badan 300 oo qof ayaa geeriyootay dhul-gariir xooggan oo ka dhacay waddanka Haiti. Madaxa Hay’adda Badbaadada Rayidka ee… Sii akhri

Doorashada kuraas kamid ah Aqalka sare oo maanta ka dhacaysa Baydhaba

Posted on August 15, 2021August 15, 2021 by News Office

Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay waxaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah ay ka dhacdo doorashada Saddex kursi… Sii akhri

Garoowe: Ibraahim Faarax Gaas oo si adag uga horyimid madaxweyne Deni

Posted on August 14, 2021August 14, 2021 by News Office

Ibraahim Faarax Gaas oo u sharraxnaa xubinta Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Garoowe ayaa si… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada Aqalka sare

Posted on August 14, 2021August 14, 2021 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada xubnaha Aqalka sare ee laga soo… Sii akhri

Mucaaradka Turkiga oo ka horyimid $30 malyan oo Erdoğan ugu yaboohay Soomaaliya

Posted on August 14, 2021August 14, 2021 by News Office

Dhinacyada mucaaradsan madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa si adag uga horyimid kaalmo dhaqaale oo dowladda Turkigu ugu yaboohday Soomaaliya.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close