Taliban oo qabsaday saddex magaalo oo ka tirsan Afghanistan
Kooxda Taliban ayaa todobaadkan saddex caasimad goboleed ka qabsaday dowladda Afghanistan. Dagaalka ayaa sii xoogeysanayey wixii ka dambeeyey bishii May,… Sii akhri
Kooxda Taliban ayaa todobaadkan saddex caasimad goboleed ka qabsaday dowladda Afghanistan. Dagaalka ayaa sii xoogeysanayey wixii ka dambeeyey bishii May,… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida wasiir ku xigeenkii Hawlaha guud iyo Gaadiidka Puntland Asad Xuseen… Sii akhri
Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Hawlaha guud iyo Gaadiidka Puntland, Asad Xuseen Xaashi ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Garoowe, sida ay… Sii akhri
Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid Cabdi Muumin ayaa kormeer maalmo qaatay ku taagay Gobollada Hayland, Sanaag iyo Karkaaar sida… Sii akhri
Roobab xooggan xalay ka da`ay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Roobabka ayaa daad ku fatahay xaafadaha kala duwan ee magaalada… Sii akhri
Wefdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb. Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya maxamed Xuseen Rooble iyo hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay Magaalada muqdisho ku… Sii akhri
Shir ay aalada fogaan araga ku yeesheen xubno ka tirsan Midawga musharixiinta ayay aad uga hadleen xaaladihii ugu dambeeyay ee… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo… Sii akhri
Bas rakaab ah ayaa ku rogmaday galbeedka Turkiga subaxnimadii hore ee maanta oo Axad ah, waxa ku dhintay ugu yaraan… Sii akhri