Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya oo booqasho ku timid Muqdisho

Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda kenya, Raychelle Omamo ayaa maanta booqasho ku timid magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Raychelle Omamo, waxa… Sii akhri

Posted on August 8, 2021August 8, 2021 by News Office

Dowladda Faransiiska oo Soomaliya ugu deeqday Tallaalka Covid19

Posted on August 8, 2021August 8, 2021 by News Office

Dowladda Faransiiska ayaa Soomaliya ugu deeqday 108,000. oo ah talaalka Oxford/AstraZenece ee looga hor tago caabuqa Covid19,talaalkan oo maanta soo… Sii akhri

Dagaal culus oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Posted on August 8, 2021August 8, 2021 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ay weheliyaan Daraawiishta Jubaland, oo ku sugan Gobolka Jubada hoose, ayaa halkaas dagaal culus kula… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya oo maanta ku wajahan Muqdisho

Posted on August 8, 2021August 8, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha dibadda waddanka Kenya, Raychelle Omamo ayaa lagu wadaa, in ay maanta oo Axad ah booqasho ku timaado magaalada… Sii akhri

Maraykanka iyo Ingiriiska oo dadkooda kala baxaya Afganistan

Posted on August 8, 2021August 8, 2021 by News Office

Safaaradaha Mareykanka iyo Ingiriiska ee fadhigoodu yahay dalka Afganistan ayaa ku baaqay in muwaadiniintooda ka jooga halkaasi ay si dhaqso… Sii akhri

Kenya oo xirtay Ganacsade Turki ah

Posted on August 8, 2021August 8, 2021 by News Office

Harun Aydin ayaa laga qabtay Garoonka Diyaaradaha JKIA ee magaaladda Nairobi, xilli uu la socday Diyaarad Rakaab oo ka timid… Sii akhri

Marykanka oo cambaareeyay weerar ka dhacay Suuriya

Posted on August 8, 2021August 8, 2021 by News Office

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa si kulul u cambaareeyay weerar Arbacadii Xukuummadda Suuriya ee uu hoggaamiyo Bishaar… Sii akhri

Garab kamid ah gudiga doorashada gobolada waqooyi oo gudoon doortay iyo Rooble oo hambalyeeyay

Posted on August 7, 2021August 7, 2021 by News Office

Garabka uu magacaabay Mahdi Guuleed ee guddiga doorashooyinka gobollada waqooyi, ayaa galabta doortay guddoon ka dib doorasho ka dhacday Teendhada… Sii akhri

Af-hayeenka Al-shabaab oo lagu daray Liiska Argagixisada Caalamiga ah

Posted on August 7, 2021August 7, 2021 by News Office

Dowladda Maraykanka, ayaa Liiska Argagixisada Caalamiga ah ku dartay laba xubnood oo ka tirsan Hoggaanka Sare ee Al-shabaab. Bayaan ka… Sii akhri

Jabhada TPLF oo diiday baaq ka soo baxay Maraykanka

Posted on August 7, 2021August 7, 2021 by News Office

Jabhadda Tigray ee dalka Ethiopia, ayaa ka hortimid baaq ka soo baxay Mareykanka ku aaddanaa in ay ciidamadeeda ay kala… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close