Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Garabka Cabdi Xaashi oo diiday in ay ka qayb-galaan Doorashada AFISYOONI

Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada Guddoonka Guddiga Somaliland… Sii akhri

Posted on August 7, 2021August 7, 2021 by News Office

Taalibaan oo qabsaday magaalo ka tirsan Afgaanistaan

Posted on August 7, 2021August 7, 2021 by News Office

Daalibaan waxay qabsadeen magaalada Zaranj ee gobolka Nimruz ee Afgaanistaan, taasoo ka dhigaysa caasimaddii ugu horraysay ee gobolka ee kooxdu… Sii akhri

Gaalkacyo: Beel codsatay in Sanadkan la siiyo xubinta Baarlamanka Federaalka Soomaaliya

Posted on August 7, 2021August 7, 2021 by News Office

Mid kamid ah Beelaha Gobolka Mudug ayaa soo saaray Bayaan ay ku codsanayaan in sannadkan la siiyo xubinta Aqalka Hoose… Sii akhri

Dowladda Itoobiya oo sheegtay in ay hawlgal ku qaadi doonto TPLF

Posted on August 7, 2021August 7, 2021 by News Office

Xukuumadda Itoobiya ayaa shaacisay in ay hawlgal ku qaadi doonto jabhadda Tigrayga ee TPLF kadib markii ay qabsadeen magaalooyin horleh.… Sii akhri

Boliiska AMISOM oo la wareegay gaadiid loogu talagalay amniga doorashada Soomaaliya

Posted on August 6, 2021August 6, 2021 by News Office

Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la wareegay kow iyo toban gaari oo loogu talagalay… Sii akhri

Ciidamada Nigeria oo dilay in ka badan 110 ruux

Posted on August 6, 2021August 6, 2021 by News Office

Hay’adda Amnesty International ayaa ku eedeysay ciidamada ammaanka ee Nigeria inay adeegsadeen awood xad-dhaaf ah ayna dileen ugu yaraan 115… Sii akhri

Gudiga Xalinta Khilaafaadka oo sheegay in aysan weli hayn wax cabasho ah

Posted on August 6, 2021August 6, 2021 by News Office

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay kaalintiisa ku aadan xalinta cabashooyinka kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare… Sii akhri

Ganacsade lagu dilay magaalada Beledweyne

Posted on August 6, 2021August 6, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu dilay nin Ganacsade ah. Marxuum… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay dib u dhaca imtixaanka Shahaadiga ah ee 8-aadka

Posted on August 5, 2021August 5, 2021 by News Office

Wasiiru-dowlaha Waxbarashada dowladda Puntland, Cabdullaahi Xasan Rooble, oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda Daljir ayaa si kooban uga hadlay dib… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Garoowe ka daah-furay Shirka Madasha Bangiyada Islaamiga ah

Posted on August 5, 2021August 5, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Shirka Madasha Bangiyada Islaamiga ah oo muddo labo maalmood ah ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close