Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni oo maanta soo saaraya liiska xunaha Aqalka Sare

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulamo ku saabsan Arrimaha Doorashada Aqalka Sare, wuxuu la yeeshay Guddoonka iyo Xildhibaannada… Sii akhri

Posted on August 5, 2021August 5, 2021 by News Office

Ku dhowaad 20 qof oo biriq ku dishay Bangladesh

Posted on August 5, 2021August 5, 2021 by News Office

Ugu yeraan 17 qof oo ka qeybgalay xaflad aroos ah ayaa dhintay ka dib markii biriq ku dhacday, sida ay… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo wefdi u dirtay magaalada Dhuusamareeb

Posted on August 5, 2021August 5, 2021 by News Office

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa maanta gaaray wefdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay, kaas oo ay hoggaamineyso Marwo… Sii akhri

Odayaasha Boocame oo beeniyay in la kala qaaday dhinacyadii ku dagaallamay Saax-maygaag

Posted on August 5, 2021August 5, 2021 by News Office

Odayaal ku sugan degmada Boocame, ayaa beeniyay warkii xukuumadda Puntland ku sheegtay in la kala qaaday dhinacyadii ku dagaallamay tuulada… Sii akhri

SHeikh Maxamed Xoosh: Xuska Agoosto waxa ka dhacay Munkar iyo Fisqi

Posted on August 5, 2021August 5, 2021 by News Office

Sheikh Maxamed Xoosh oo kamid ah culimaa’udiinka Puntland ayaa si adag uga hadlay xuskii maalmo ka hor loo sameeyay as’aaskii… Sii akhri

Wasiir Beyle oo ka qayb galay shirka Wasiiradda maaliyadda Afrika iyo Bangiga Aduunka

Posted on August 4, 2021August 4, 2021 by News Office

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuummada federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa ka qayb galay shirka Wasiiradda maaliyadda Afrika, Bangiga Aduunka iyo… Sii akhri

Goorma la qaban doona doorashada gudoonka gudiga gobollada waqooyi?

Posted on August 4, 2021August 4, 2021 by News Office

Guddiga doorashooyinka ee heer Federaal, ayaa shaaciyay wakhtiga la qabanayo doorashada guddoonka guddiga doorashada ee gobollada waqooyi ee Somaliland. Guddiga… Sii akhri

Khatar caafimaad oo laga soo sheegay xarumaha dawooyinka iibiya ee gudaha Puntland

Posted on August 4, 2021August 4, 2021 by News Office

Inkastoo Puntland leedahay waax qaabilsan hubinta badeecadaha iyo dawooyinka laga keeno dibadda, haddana inta badan ma muuqato shaqada waaxdaasi. Waa… Sii akhri

Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay Al-shabaab ka saarayaan degmada Xarardheere

Posted on August 4, 2021August 4, 2021 by News Office

Taliska Ciidamada Milatariga Soomaaliya, ayaa shaaciyay in ay ku wajahan yihiin degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay ku… Sii akhri

Dowladda Ingiriiska oo digniin u jeedisay Iraan

Posted on August 4, 2021August 4, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa sheegay inay qasab tahay in Iran ay wajahdo cawaaqibka weerarka nacasnimada ah ee ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close