Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Joe Biden oo ku baaqay in uu iscasilo guddoomiyaha gobolka New York

Xeer-ilaaliyaha Guud ee gobolka New York Latitisa James ayaa dambi ku heshay guddoomiyaha gobolka New York, Andrew Cuomo, kaas oo… Sii akhri

Posted on August 4, 2021August 4, 2021 by News Office

Galmudug oo mar kale ka hadashay dagaalka koonfurta Mudug

Posted on August 4, 2021August 4, 2021 by News Office

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in howlgallada Al-Shabaab  looga saarayo Gobolka Mudug uu soo bilowday… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo war ka soo saaray muranka guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland

Posted on August 3, 2021August 3, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi,… Sii akhri

Baarlamanka Somaliland oo guddoon cusub doortay

Posted on August 3, 2021August 3, 2021 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka Somaliland, ayaa maanta oo Talaado ah doortay guddoon cusub. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa loo doortay, Cabdirisaaq Khaliif… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Minnesota oo khudbad u jeediyay Baarlamanka Puntland

Posted on August 3, 2021August 3, 2021 by News Office

Xildhibaan Maxamuud Nuur, oo ka tirsan Baarlamanka Gobolka Minnesota  ee waddanka Maraykanka, oo maalmahan ku sugnaa caasimadda Puntland ee Garoowe,… Sii akhri

Maydadka 50 qof oo laga helay webiga u dhexeeya Suudaan iyo Itoobiya

Posted on August 3, 2021August 3, 2021 by News Office

Sarkaal u dhashay waddanka Sudan ayaa sheegay in masuuliyiinta gobolka Kassala ay ka heleen maydka ku dhawaad 50 qofood webiga… Sii akhri

Lacag intee le’eg laga qaaday Ardayda Puntland ee loo sixi waayay Imtixaanka?

Posted on August 3, 2021August 3, 2021 by News Office

Sannad-dugsiyeedka iskuulada Waxbarashada Puntland, ayaa furmaya maanta oo Talaado ah, xilli aan weli la sixin imtixaankii shahaadiga ahaa ee laga… Sii akhri

Talibaan oo lagu eedeeyay xasuuq

Posted on August 3, 2021August 3, 2021 by News Office

Mareykanka iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku eedeeyeen kooxda Taalibaan inay xasuuqeen dad rayid ah oo ku sugnaa deegaan ku dhow… Sii akhri

Turkiga oo ku dhawaaqay inuu ku guulaysatay deminta dab ka kacay deegaano ka tirsan dalkiisa

Posted on August 3, 2021August 3, 2021 by News Office

Wasiirka beeraha Turkiga ayaa shaaciyey in 125 ka mid ah 132 goobood oo daba kacay kaymaha dalka la xakameeyey,isagoo xusay… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo dib uga soo laabtay todobaad fasax ah

Posted on August 3, 2021August 3, 2021 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Talaado ah dib u bilaabaya fadhiyadoodii caadiga ahaa, kadib fasax ay ku maqnaayeen mudda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close