Madaxweyne Deni oo xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii hay’adda PSF
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii hay’adda PSF Gen. Maxamuud Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) sida ku… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii hay’adda PSF Gen. Maxamuud Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) sida ku… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliye ku xigeenkii Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 45 ee November 24, 2021 kuna saabsan… Sii akhri
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war ka soo baxay dowladda Soomaaliya oo ku… Sii akhri
Waxaa goordhaw lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ay ka bilaabato doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta Xildhibaanada deegaan… Sii akhri
Dab ayaa xalay qabsaday qayba kamid ah xaafadda Barakacayaasha Washington ku taalla dhanka bari ee caasimadda Garoowe. Dabka ayaa qabsaday… Sii akhri
Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabatay xuska maalinta Fara-xalka Adduunka kaas oo ardayda iskoollada lagu wacyi-gelinayay in ay… Sii akhri
Wararka ka imaanaya degaanka Yubbe oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay maanta halkaas ka wadaan… Sii akhri
Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay laba kalena dhaawacyo culus baa ka soo gaaray shil haatan ka dhacay magaalada… Sii akhri
Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Gobollada Waqooyi Somaliland ayaa maanta lagu doortay Muqdisho. Maxamed Cabdi Maareeye ayaa markii… Sii akhri