Muran ka taagan xarunta lagu qabanayo Doorashada Golaha Shacabka ee ka dhacaysa Garoowe
Muran ayaa ka taagan xarunta lagu qabanayo Doorashada Golaha Shacabka ee ka dhacaysa Caasimadda Garoowe. Warar madax-bannaan ayaa sheegaya in… Sii akhri
Muran ayaa ka taagan xarunta lagu qabanayo Doorashada Golaha Shacabka ee ka dhacaysa Caasimadda Garoowe. Warar madax-bannaan ayaa sheegaya in… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka digay abaabul sida sheegay ay wadaan Midowga Murashixiinta Muqdisho oo ku wajahan in… Sii akhri
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareeen, ayaa beeniyay wararka ku saabsan in ay jiraan beelo laga boobay kuraastoodii… Sii akhri
Marxuum Muxiyadiin Cabdi Jaamac oo ka tirsanaa Booliiska Puntland ayaa u geeriyooday dhaawac xalay ka soo gaaray iska hor-imaad Gaalkacyo… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale ku baaqay in la de-dejiyo doorashada oo uu sheegay… Sii akhri
Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa gelinkii dambe ee xalay soo af-jaray hawlgal ka dhan ah kooxaha ka shaqeeya… Sii akhri
Booliiska dowladda Puntland oo Caawa hawlgal qorshaysan ka fuliyay magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku dhigay dabley hubaysan oo cabtooy ah.… Sii akhri
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aan dib loogu noqon doonin go’aannadii ay horay u gaareen guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhaba, halkaas oo uu kaga qayb-geli doono Munaasabadda sannad-guuradii saddexaad… Sii akhri
Afar kursi oo kamid ah xildhibaannada Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in doorashadoodu ka dhacdo magaalada… Sii akhri