Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo ku dhawaaqday xabbad-joojin iyo wada-hadal

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ku dhawaaqay xabbad-joojin iyo wada-hadal.… Sii akhri

Posted on December 22, 2021December 22, 2021 by News Office

Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo war ka soo saaray dagaalka Boosaaso

Posted on December 22, 2021December 22, 2021 by News Office

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa walaac ka muujiyay waxyeellada Shacabka Boosaaso ka soo gaartay dagaalka halkaas ka socda. War… Sii akhri

Dagaal culus oo saaka dib uga qarxay Boosaaso

Posted on December 22, 2021December 22, 2021 by News Office

Dagaal culus ayaa hadda oo lagu jiro salaadda subax dib uga qarxay magaalada Boosaaso sida ay sheegayaan warar kala duwan.… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay Shirkii deg dega ahaa ee ka socday Madaxtooyada Garoowe?

Posted on December 22, 2021December 22, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne ku xigeenka, Axmed Cilmi Cismaan iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Caawa Garoowe… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo shir isu’gu yeeray Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoonka Baarlamanka

Posted on December 21, 2021December 21, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Galabta dib ugu laabtay Caasimadda Garoowe ayaa hadda la shirsan Madaxweyne ku xigeenka Axmed… Sii akhri

Faahfaahin khasaaraha ka dhashay dagaalkii Boosaaso

Posted on December 21, 2021December 21, 2021 by News Office

Dagaalkii ka socday magaalada Boosaaso ayaa hadda qaboobay iyadoo rasaas goos-goos ah weli la maqlayo Inta la xaqiijiyay dowladda waxa… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee dagaalka Boosaaso

Posted on December 21, 2021December 21, 2021 by News Office

Wararkii u dambeeyay ee magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in weli halkaas uu ka socdo dagaalkii saaka bilowday. Dagaalka oo u… Sii akhri

Bashiir Goobe oo beeniyay eedayn loo jeediyay Ra’iisul wasaare Rooble

Posted on December 21, 2021December 21, 2021 by News Office

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeynta Soomaaliya, Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa u jawaabay Taliyaha Ciidanka Badda Gen.… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb-gashay Shirweyne ku saabsan Waxbarashada

Posted on December 21, 2021December 21, 2021 by News Office

Agaasimaha tacliinta sare, hiddaha iyo cilmi baarista Wasaaradda Waxbarshadda Soomaaliya Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa Magaaalada Dubai uga qeyb galay Shirka… Sii akhri

La-taliyeyaasha Biden iyo Putin oo wada-hadal ku yeeshay khadka Taleefonka

Posted on December 21, 2021December 21, 2021 by News Office

La-taliyaha arrimaha dibadda ee madaxweynaha Ruushka Yury Ushakov iyo la taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa ka wada hadlay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close