Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Senetka oo ansixiyay Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya

Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyay Larry Edward Andre, Jr. in uu noqdo Safiirka Mareykanka ee waddanka Soomaaliya. Safiirka cusub ayaa… Sii akhri

Posted on December 19, 2021December 19, 2021 by News Office

Rooble oo eryay xubno ka tirsan guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka

Posted on December 18, 2021December 18, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka qaadis ku sameeyay xubno ka tirsan guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka… Sii akhri

Gaari khamri siday iyo mid kamid ah Raggii watay oo Garoowe lagu qabtay

Posted on December 18, 2021December 18, 2021 by News Office

Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal ayaa warbixin ka soo saaray  hawlgal Ciidanka Booliisku ka sameeyay Caasimadda Garoowe. Hawgalka oo xalay… Sii akhri

Golaha Wadatashiga Qaranka iyo xubno ka tirsan Midowga Musharrixiinta oo ka wada-hadlay Arrimaha Doorashada

Posted on December 18, 2021December 18, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha… Sii akhri

98 Qoys oo ka soo cararay colaadda yemen oo soo gaaray Boosaaso

Posted on December 18, 2021December 18, 2021 by News Office

Mas’uuliyiinta Puntland ayaa magaalada Boosaaso ku soo dhoweeyay 98 Qoys oo ka kooban Soomaali iyo Yemeniyiin ka soo cararay colaadda… Sii akhri

Soomaaliya oo diiday in la baaro tacaddiyo ka dhacay Itoobiya

Posted on December 18, 2021December 18, 2021 by News Office

Golaha Xuququda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa cod uu qaaday ku anisixiyey abuuritaanka guddi khubaro ah oo caalami ah oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray waddanka Turkiga

Posted on December 17, 2021December 17, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shirweyne uga qayb-galay dalka Turkiga

Posted on December 16, 2021December 16, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab… Sii akhri

Puntland oo dallacsiinaysa Saraakiisha ugu sarraysa Ciidanka PSF

Posted on December 16, 2021December 16, 2021 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa xalay shir gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin Boosaaso kula yeeshay Agaasimaha hay’adda PSF… Sii akhri

Weerar xalay ka dhacay magaalada Laascaanood

Posted on December 16, 2021December 16, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in ay xalay halkaas ay weerar ku qaadday jabhadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close