Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xildhibaan sheegay in uu socdo abaabul xilka looga qaadayo Madaxweyne Lafta Gareen

Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aaden oo ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu Muqdisho ka socdo abaabul xilka looga… Sii akhri

Posted on May 24, 2022May 24, 2022 by News Office

Maxaa ka run ah in xiisad ka jirto garoonka diyaaradaha Boosaaso?

Posted on May 23, 2022May 23, 2022 by News Office

Warar lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in aysan jirin ciidan isku hor-fadhiya garoonka diyaaradaha Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ciidanka ka… Sii akhri

Maxaa ka soo kordhay maxbuuskii lagu dilay xabsiga Qardho?

Posted on May 23, 2022May 23, 2022 by News Office

Baaritaan hordhac ah oo lagu sameeyay dilkii marxuum Sharma’arke Warsame Nuux ayaa muujinaya in dilkaas ay fuliyeen koox maxaabiis ah… Sii akhri

Maxbuus lagu jirdilay gudaha xabsiga degmada Qardho oo geeriyooday

Posted on May 23, 2022May 23, 2022 by News Office

Marxuum Sharma’arke Warsame Nuux oo kamid ahaa maxaabiista ku xiran xabsiga degmada Qardho ayaa sida la xaqiijiyay u geeriyooday jirdil… Sii akhri

Dhaqaale laga jartay Soomaaliya oo dib loo soo celinayo

Posted on May 22, 2022May 22, 2022 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in deeq-bixiyaasha Caalamku ay dib u bilaabi doonaan kabka miisaaniyadda Soomaaliya oo… Sii akhri

Human Rights Watch oo soo saartay digniin la xiriirta duqaymaha Maraykanku ka fuliyo Soomaaliya

Posted on May 22, 2022May 22, 2022 by News Office

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ka digtay in ciidamada Maraykanka ee lagu celinayo Soomaaliya ay fuliyaan duqaymo… Sii akhri

Erdogan oo ku booriyay Sweden in ay joojiso taageerada kooxaha argagixisada

Posted on May 22, 2022May 22, 2022 by News Office

Madaxweynaha waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku booriyay Ra’iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson in ay qaado tallaabo dhab ah… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay degmada Marka

Posted on May 22, 2022May 22, 2022 by News Office

Ciidanka xooga dalka soomaliyeed ayaa xalay howgal ay ka sameeyeen magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku soo… Sii akhri

Maxkamadda Garoowe oo saaka u fadhida dacwad ku saabsan dhoofinta geed-quwaaxa

Posted on May 21, 2022May 21, 2022 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Garoowe ayaa saaka mar kale u fadhida dhegaysiga dacwadda ku saabsan dhoofinta dhirta loo yaqaan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya

Posted on May 21, 2022May 21, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya. Madaxweyne Deni oo hadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close