Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Ethiopia oo xabsiga dhigtay jeneraal caan ah

Dowladda Ethiopia ayaa todobaadkii hore xabsiga dhigtay jeneraal caan ah oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed. Sarreeye Guuto… Sii akhri

Posted on May 21, 2022May 21, 2022 by News Office

Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay caqabadaha ka jira gobolka Gedo

Posted on May 21, 2022May 21, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhaweeyay isbadalka cusub ee dalka ka hirgalay, isagoo xusay… Sii akhri

Soomaaliya iyo hay’adda lacagta Aduunka ee IMF oo heshiis muhiim ah gaaray

Posted on May 20, 2022May 20, 2022 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis muhiim ah oo ku saabsan geeddi socodka Deyn_Cafinta… Sii akhri

Baarlamaanka Maraykanka oo ansixiyey in Ukraine lagu caawiyo $40 Bilyan

Posted on May 20, 2022May 20, 2022 by News Office

Golaha Aqalka Senate-ka ee Maraykanka ayaa ansixiyay xirmo lacageed oo gaaraysa $40 bilyan taas oo lagu caawinayo dalka Ukraine.  Qaraarkaas… Sii akhri

Imaaraadka Carabta oo ku dhawaaqday lacago kaalmo ah oo la siiyo dadka Soomaaliyeed

Posted on May 20, 2022May 20, 2022 by News Office

Wakaalada wararka ee WAM ,ayaa sheegtay in madaxweynaha Imaaraatka Carabta Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan uu amray in 35… Sii akhri

Nin ku eedaysan Shabaabnimo oo lagu qabtay degmada Qoryooley

Posted on May 20, 2022May 20, 2022 by News Office

Ciidamada degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa soo bandhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal qorsheysan oo… Sii akhri

Wasiir Beyle oo rajo weyn ka muujiyay in Soomaaliya laga cafiyo deymaha

Posted on May 19, 2022May 19, 2022 by News Office

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa rajo xooggan ka muujiyay in Soomaaliya laga cafiyo dhammaan deymaha lagu leeyahay. Wasiirka… Sii akhri

Basaasiinta Shiinaha oo loo haysto inay xog ka ururiyeen mucaaradkooda ku sugan Maraykanka

Posted on May 19, 2022May 19, 2022 by News Office

Muwaadin Mareykan ah iyo afar sarkaal oo ka tirsan Wasaaradda Amniga ee Shiinaha ayaa lagu eedeeyay inay ku lug yeesheen… Sii akhri

Koox dhisayay musharrax khayre oo jagada Ra’iisul wasaare ka raadinaya Xasan Shiikh Maxamuud

Posted on May 18, 2022May 19, 2022 by News Office

Xildhibaanno laga soo doorto Puntland oo dhisayay musharrixii guulaysan waayay ee Xasan Cali Khayre ayaa bilaabay in ay Ra’iisul wasaare… Sii akhri

Kiis maxkamadeed oo laguha la galay wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan Puntland

Posted on May 18, 2022May 18, 2022 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in ay saaka bilowdo dhegaysiga dacwad ku saabsan dhoofinta dhirta geed-quwaaxa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close