Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka dowladda Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mudane… Sii akhri

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Warar sheegaya in wasiir Xasan Abgaal uu is casilayo

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Warar aan weli si rasmiya loo xaqiijin ayaa sheegaya in wasiirka Maaliyadda Xasan Abgaal uu doonayo in uu is casilo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo lagu wado in uu tallaabooyin deg deg ah qaado

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni oo ku sugan waddanka Kenya ayaa lagu wadaa in uu markii u horraysay dib ugu laabto Puntland… Sii akhri

Maraykanka oo ka warbixiyay wada-hadalkii Antony Blinken iyo Xasan Shiikh Maxamuud

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa ka warbixisay wada-hadal khadka isgaarsiinta ku dhexmaray xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka, Antony Blinken iyo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay hawlgal kumaandooska Gorgor ka fuliyeen Shabeellada hoose

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa hawlgal qorshaysan oo Kumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen Gobolka Shabeellada hoose.… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay dhistay in ka badan 200 oo buundo

Posted on May 25, 2022May 25, 2022 by News Office

Guddoomiyaha hay’adda waddooyinka Puntland, Cabdifitaax Maxamed Sugulle ayaa si kooban uga warbixiyay dayac-tirka lagu sameeyay laamiga xiriiriya magaalooyinka Puntland. Guddoomiyaha… Sii akhri

Nin hubaysan oo 19 caruur ah ku dilay Maraykanka

Posted on May 25, 2022May 25, 2022 by News Office

Nin hubaysan ayaa dilay ugu yaraan 19 carruur ah iyo laba qof oo waaweyn kadib markii uu shalay xoog ku… Sii akhri

Shirka Midowga Afrika oo maanta ka furmaya Equatorial Guinea

Posted on May 25, 2022May 25, 2022 by News Office

Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee Midowga… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo shaqa joojin ku sameeyay wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya

Posted on May 24, 2022May 24, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shaqo ka joojin ku sameeyey wasiirka arrimaha dibadda Cabdisaciid Muuse… Sii akhri

Taliye ka tirsan Puntland oo beeniyay warar laga faafiyay

Posted on May 24, 2022May 24, 2022 by News Office

Taliyaha Ururka Dayax ee Ciidanka Daraawiishta Puntland G/sare Mubaarak Maxamed Warsame (Jiqda) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close