Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Villa Somalia oo beenisay in ay CBB cusub abuurtay

Af-hayeenka cusub ee madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa been-abuur ku tilmaamay in ay jiraan dhalinyaro cusub oo Villa Somalia… Sii akhri

Posted on May 29, 2022May 29, 2022 by News Office

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac

Posted on May 29, 2022May 29, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummada Soomaaliyeed ee… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay Amiin Guuleed oo u xiran Sirdoonka Puntland

Posted on May 28, 2022May 28, 2022 by News Office

Amiin Maxamuud Guuleed oo ka tirsan urur siyaasadeedka Mideeya ayaa weli u xiran hay’adda Sirdoonka Puntland ee PISA. Saraakiil ka… Sii akhri

Sirdoonka Puntland oo Garoowe ku xiray nin wax ka qoray kiis la xiriira dhoofinta geed-quwaaxa

Posted on May 28, 2022May 28, 2022 by News Office

Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland ee PISA ayaa sida la xaqiijiyay Garoowe ku xirtay nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah

Posted on May 28, 2022May 28, 2022 by News Office

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daah-furay Imtixaanka Sanad dugsiyeedka 2021-2022.… Sii akhri

Hoggaamiyihii u horreeyay ee ururkii Itixaad ee Soomaaliya oo geeriyooday

Posted on May 28, 2022May 28, 2022 by News Office

Hoggaamiyihii ugu horreeyay ee ururkii Itixaad ee Soomaaliya Sheikh Cali Warsame ayaa xalay ku geeriyooday dalka Urdun sida laga soo… Sii akhri

Iiraan oo Gacanta ku dhigtay Marakiib Shidaal

Posted on May 28, 2022May 28, 2022 by News Office

Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalka Iiraan oo adeegsanaya diyaaradaha sida qumaatiga ah u kaca ayaa gacanta ku dhigay laba markab… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyay Qorshihiisa Shaqa abuurka Dhalinyarada

Posted on May 27, 2022May 27, 2022 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey qorshihiisa… Sii akhri

Ururka Suxufiyiinta MAP oo baaq u jeediyay dowladda Puntland

Posted on May 27, 2022May 27, 2022 by News Office

Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP Maxamed Daahir Caynsane ayaa dowladda u jeediyay baaq ku jihaysan ilaalinta madax-bannaanida iyo xorriyadda… Sii akhri

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo mudda kordhin u sameeyay UNSOM

Posted on May 27, 2022May 27, 2022 by News Office

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa mudda kordhin u sameeyay Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM. Qaraar ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close