Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shaacinta seejooyinka cod-bixinta degmooyinka Puntland oo khilaaf loo baajiyay

Seejooyinka cod-bixinta degmooyinka Puntland oo saaka la rabay in la shaaciyo ayaa la baajiyay cabsi laga qabo in uu ka… Sii akhri

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Dabley hubaysan oo imaam masjid ku dilay Muqdisho

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Dabley hubaysan ayaa xalay Muqdisho ku dilay imaam masjid oo caan  ka ahaa magaalada sida laga soo xigtay goob-joogayaal. Sheikh… Sii akhri

Ruushka oo dalkiisa ka mamnuucay 200 oo muwaadiniin Maraykan ah

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ay dalkeeda ka mamnuucday muwaadiniin u dhashay waddanka Maraykanka. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa… Sii akhri

Soomaaliya iyo Serbia oo iska kaashanaya arrima dhawr ah

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Safiirka Soomaaliya u qaabilsan dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Ciidamada Soomaaliyeed ee lagu tababaray Ereteriya

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray… Sii akhri

Madaxda Hay’adaha Sirdoonka Soomaaliya iyo Ethiopia oo heshiis gaaray

Posted on November 11, 2022November 11, 2022 by News Office

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Ethiopia… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay weerar Al-shabaab ku qaadeen degaanka Burdaar ee Gobolka Hiiraan

Posted on November 11, 2022November 11, 2022 by News Office

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaanna Kumaandooska Gorgor ayaa fashilayay weerar gaadma ah oo ay Alshabaab saakay waaberkii ku qaadeen… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo qabatay Shir ku saabsan Maalgashiga Shisheeye

Posted on November 11, 2022November 11, 2022 by News Office

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha DFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shirkii ugu horreeyay ee Guddiga Maalgashiga Shisheeye, tan… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo u amba-baxay dalka Ereteriya

Posted on November 10, 2022November 10, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mudnaanta siinaya… Sii akhri

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland oo dhowaan shaacinaya seejooyin lagu muransanyahay

Posted on November 10, 2022November 10, 2022 by News Office

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa isu diyaarinaya in ay shaaciyaan goobaha seejoojinka cod-bixinta loo asteeyay ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close