Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub UAE

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka… Sii akhri

Posted on November 13, 2022November 13, 2022 by News Office

Xarunta cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo maanta Xarigga laga jaray

Posted on November 13, 2022November 13, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo… Sii akhri

Hub ka-dhigista Fallaagada TPLF oo bilaababaysa Todobaadkan

Posted on November 13, 2022November 13, 2022 by News Office

Dowladda Itoobiya iyo ciidamada Tigreega ayaa Sabtidii kala saxiixday heshiis dejinaya qorshaha hir-gelinta heshiiskii nabadeed ee labada dhinac ay ku… Sii akhri

Al-shabaab oo dib u qabsaday degaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud

Posted on November 13, 2022November 13, 2022 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa dib ugu soo noqday degaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud kadib markii ay xalay isaga baxeen Ciidamada dowladda.… Sii akhri

Ciidamada dowladda oo isaga baxay degaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud

Posted on November 13, 2022November 13, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay xalay halkaas isaga baxeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Ciidamada… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo booqday halka laga dhisayo Xarunta Xogta Qaranka

Posted on November 13, 2022November 13, 2022 by News Office

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta soo kormeeray dhulka loogu talagalay in laga dhiso Xarunta… Sii akhri

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo ka qayb-galay Madasha Isbeddelka Cimilada

Posted on November 13, 2022November 13, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay kulan uu soo agaasimay Bangiga… Sii akhri

Puntland: Guddiga TPEC oo go’aan hoose ka qaatay muranka soohdimaynta degmooyinka

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa go’aan hoose ka gaaray muranka ka taagan soohdimaynta degmooyinka sida ay xogo hoose… Sii akhri

Shacabka Gobolka Hiiraan oo looga digay Qaraxyo la sheegay in ay diyaariyeen Al-shabaab

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Taliye ku xigeenka Qeybta guud ee Booliiska Gobolka Banaadir, Gaashaanle sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa maanta soo saaray… Sii akhri

Aqalka Cad oo sheegay in aysan kulmayn Madaxweyne Biden iyo Maxamed Bin Salmaan

Posted on November 12, 2022November 12, 2022 by News Office

Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweyne Joe Biden aysan u qorsheysneyn inuu la kulmo dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga marka uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close