Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Qaramada Midoobay oo digniin ka soo saartay xaaladda nafaqa-darro ee ka jirta Soomaaliya

Qaramada Midooba ayaa shaacisay in malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya ay wajahayaan macaluul iyo gaajo ba’an kadib markii ay… Sii akhri

Posted on November 16, 2022November 16, 2022 by News Office

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo safar nabadeed ku gaaray degaano hoostaga Gaalkacyo

Posted on November 16, 2022November 16, 2022 by News Office

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali oo ay wehliyaan qaar kamida Isimada Gobolka Mudug ayaa Safar Nabadeed ku gaaray… Sii akhri

Duullaan ka dhan ah Al-shabaab oo ka bilaabanaya Shabeellada Hoose

Posted on November 16, 2022November 16, 2022 by News Office

Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen oo booqday degmada Baraawe ayaa shaaciyay in Gobolka Shabeellada hoose uu ka bilaabanayo duullaan ka… Sii akhri

Xukuumadda Soomaaliya oo ansixisay Odoroska Miisaaniyadda dowladda ee 2023

Posted on November 16, 2022November 16, 2022 by News Office

Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay kulan ay ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre… Sii akhri

Maraykanka oo $10 milyan oo Abaalmarin ah ku bixinaya xogta Madaxda Al-shabaab

Posted on November 15, 2022November 15, 2022 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin karta aqoonsiga iyo halka ay ku sugan… Sii akhri

Tirada dadweynaha dunida oo maanta gaartay 8 bilyan oo qof

Posted on November 15, 2022November 15, 2022 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in tirada dadweynaha dunida ay maanta gaartay 8 bilyan oo qof. Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in… Sii akhri

Danjire Axmed Ciise Cawad “Puntland kama dhici karto doorasho qof iyo cod ah”

Posted on November 14, 2022November 14, 2022 by News Office

Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa markii u horraysay wareysi uu bixiyay kaga hadlay barnaamijka doorashooyinka… Sii akhri

Kumaandooska Danab oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay Gobolka Jubada Hoose

Posted on November 14, 2022November 14, 2022 by News Office

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee  DANAB Gaar ahaan Ururka 5aad Guutada 16 aad ayaa Howlgal Qorshaysan ka sameeyay Waqooyiga… Sii akhri

Askari ku dhaawacmay rasaas xalay saq dhexe ka dhacday Garoowe

Posted on November 14, 2022November 14, 2022 by News Office

Cabtooy hubaysan ayaa xalay saq dhexe caasimadda Garoowe ku dhaawacay hal askari sida ay noo sheegeen saraakiil ka tirsan Booliiska.… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo shir-gudoomiyay Kulan looga hadlayay Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka

Posted on November 14, 2022November 14, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay barnaamijka Xukuumadda ee Horumarinta Dhaqaalaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close