Shir u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo ka furmay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya dowladda fedraalka… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya dowladda fedraalka… Sii akhri
Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay aqlabiyadda Aqalka Congress-ka Maraykanka Arbacadii, taas oo dejinaysa laba sano oo dowladda Mareykanka ay kala… Sii akhri
Hawlihii ugu muhiimsanaa ee Booliiska Soomaaliya ka hayeen magaalada Muqdisho ayaa lagu wareejiyay Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA… Sii akhri
Duullaankii lagu qaaday Al-shabaab ee ka socday Gobollada bartamaha Soomaaliya ayaa istaagay maalmihii u danbeeyay. Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Sarreeye Guuto Ibraahim Jaabir Ibraahim oo… Sii akhri
Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee dowlad Goboleedyada dalka ka jira ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen… Sii akhri
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ahmed Hassan Aaden ayaa maanta ayaa is afgarad la saxiixday madaxa shirkadda… Sii akhri
Xafiiska difaacaha xuquuqul insaanka Puntland ayaa heshiis wadashaqeyn la saxiixday Hay’ada Foreensig Sayniska Puntland kaas oo dhigaya ilaalinta xuquuqda aadanaha… Sii akhri
Diyaarado drone ah oo sida bambooyin ayaa weerar ku qaaday Markab sida saliid cayriin oo uu leeyahay bilyaneer Israeli ah,… Sii akhri
Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa ku dhawaaqday in kolonyadii ugu horreysay ee sida gargaar caafimaad ay gaartay… Sii akhri