Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Burkina Faso oo France u qabatay in ay mudda bil ah Ciidankeeda kala baxdo dalkaas

Burkina Faso ayaa weydiisatay France inay ciidankeeda dalkaas ugala baxdo muddo bil gudaheed ah, sida ku cad warqad diblomaasi oo… Sii akhri

Posted on January 23, 2023 by News Office

Kumanaan shacab ah oo Laascaanood ku soo dhaweeyay Garaad Jaamac Garaad Cali

Posted on January 23, 2023January 23, 2023 by News Office

Garaadka guud ee Gobollada SSC iyo Doollo Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa 15 sano kadib maanta dib ugu laabtay magaalada… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ujeedooyin siyaasadeed u adeegsanaya Ciidanka PMPF

Posted on January 23, 2023January 23, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ujeeddooyin siyaasaseed u adeegsanaya Ciidanka gaar ah ee PMPF sida ay xaqiijinayaan xogo lagu kalsoon… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hadashay Kitaabka Qur’aanka ah oo lagu gubay dalka Sweden

Posted on January 23, 2023January 23, 2023 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay falka uu ku kacay nin xagjir ah oo dowladda Sweden u ogolaatay in… Sii akhri

Ruuska oo ku biiraya dhoola-tuska Ciidan ee Shiinaha iyo Koonfur Afrika

Posted on January 23, 2023January 23, 2023 by News Office

Markab dagaal oo Ruushku leeyahay oo ku hubaysan hubka nooca loo yaqaan ‘Hypersonic Cruise’ ayaa bisha Febraayo ee soo socota… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la soo af-jaray Weerarkii Xarunta Gobolka Banaadir

Posted on January 22, 2023January 22, 2023 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in la soo af-jaray weerarkii maanta Al-shabaab ku qaadday Xarunta Maamulka Gobolka… Sii akhri

Puntland iyo hay’adda UNHCR oo ka wada-hadlay Maareynta Qaxootiga iyo Muhaajiriinta

Posted on January 22, 2023January 22, 2023 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa maanta magaalada Boosaaso kula kulmay madax ka socotay hay’adda UNHCR. Qoraal… Sii akhri

Garaadka guud ee Beelaha SSC oo lagu wado in uu berri gaaro Laascaanood

Posted on January 22, 2023January 22, 2023 by News Office

Garaadka guud ee Gobollada SSC Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa lagu wadaa in uu Isniinta berri ah gaaro magaalada Laascaanood… Sii akhri

Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe iyo wefdi uu hoggaaminayo oo maanta ku wajahan Laascaanood

Posted on January 22, 2023January 22, 2023 by News Office

Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe ayaa maanta ku wajahan magaalada Laascaanood. Garaadka iyo wefdigiisa oo ay… Sii akhri

Kooxaha lala xiriirinayo maandooriyaha Khamriga oo ku soo badanaya Garoowe

Posted on January 22, 2023January 22, 2023 by News Office

Kooxaha lala xiriirinayo maandooriyaha Khamriga ayaa muddooyinkii danbe ku soo badanaya magaalada Garoowe. Kooxaha oo ku hubaysan qoryaha fudud iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close