Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Agaasimaha wasaaradda Caafimaadka Puntland oo shaqada laga joojiyay

Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdirisaaq Xirsi Xasan ayaa sida la xaqiijiyay shaqa joojin lagu sameeyay. Warqad ka soo… Sii akhri

Posted on January 22, 2023January 22, 2023 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo taageeray Shirka SSC ee Laascaanood

Posted on January 21, 2023January 21, 2023 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale iyo wefti… Sii akhri

Somaliland oo shardi ku xirtay shirka Isimada SSC ee Laascaanood

Posted on January 21, 2023January 21, 2023 by News Office

Mas’uuliyiinta Somaliland ee ku sugan Taliska Gooja-cadde ee duleedka Laascaanood ayaa shardi ku xiray shirka Isimada SSC uga furmaya magaalada… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan magaalada Boosaaso

Posted on January 21, 2023January 21, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta ku wajahan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Madaxweynaha Puntland ayaa sida wararku xaqiijinayaan… Sii akhri

Beesha Caalamka oo baaq ka soo saartay khilaafaadka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya

Posted on January 21, 2023January 21, 2023 by News Office

Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasadda Soomaaliya in wada-hadal lagu xalliyo wixii khilaafaad ah oo jira. Qoraal xalay… Sii akhri

Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran oo lagu daray liiska argagixisada

Posted on January 21, 2023January 21, 2023 by News Office

Baarlamanka Midawga Yurub ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay in ciidanka Ilaalada kacaanka ee dowladda Iran lagu daro liiska argagixisada.… Sii akhri

Wasiir Saleebaan Cali Koore oo abaabul odayaal ka wada magaalada Taleex

Posted on January 21, 2023January 21, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada taariikhiga ah ee Taleex oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa sheegaya in Somaliland saaka halkaas ka… Sii akhri

Ciidamada dowladda oo Al-shabaab kala wareegay Ceeldheer

Posted on January 17, 2023January 17, 2023 by News Office

Milatariga Soomaaliya ayaa maanta Al-shabaab kala wareegay Degaanka Ceeldheer oo ka tirsan Gobolka Galgaduud. Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in Al-shabaab… Sii akhri

Garaad Jaamac Garaad Cali oo xaqiijiyay in uu tegayo Laascaanood

Posted on January 17, 2023January 17, 2023 by News Office

Garaadka guud ee Gobollada SSC Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in uu tegayo magaalada Laascaanood… Sii akhri

Taliye ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo ku dhintay weerarka Xawaadley

Posted on January 17, 2023January 17, 2023 by News Office

Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa weerarkii saaka Al-shabaab ku qaadday degaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeellada dhexe. Weerarka oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close