Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo shir isugu yeeray golaha dhaqanka SSC-khaatumo

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa shir Wada-tashi ah isugu yeeray golaha dhaqanka SSC-khaatumo. Garaad Jaamac… Sii akhri

Posted on December 9, 2023December 9, 2023 by News Office

Xukuumadda Puntland oo shaacisay in gebi ahaanba la kala dirayo Baarlamanka Puntland

Posted on December 8, 2023December 8, 2023 by News Office

Xukuumadda Madaxweyne Deni ayaa shaacisay in ay tallaabooyin sharciga waafaqsan ka qaadayso Baarlamanka Puntland kadib markii uu samaystay mudda kororsi… Sii akhri

Siyaasi Axmed Siciid Aw-Nuur oo sheegay in uu u tartamayo xilka Madaxweynaha Puntland

Posted on December 8, 2023December 8, 2023 by News Office

Siyaasiga Axmed Siciid Aw-Nuur ayaa lagu wadaa in uu Todobaadka soo socda si rasmi ah ugu dhawaaqo musharrax u taagan… Sii akhri

Sixitaan: Wasiir Huruuse oo ku biiraya Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Puntland

Posted on December 8, 2023December 8, 2023 by News Office

Waxaan dib u-sixid ku samaynay warkii ku saabsanaa is casilaadda wasiirka Arrimaha dibadda dowladda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. Xaqiijin kadib… Sii akhri

Axmed Karaash oo taageeray Go’aankii Isimada SSC ee Arrimaha doorashada Puntland

Posted on December 7, 2023December 7, 2023 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si buuxda u taageeray go’aankii Isimada SSC ku xalliyeen khilaafka… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo xildhibaannada laga soo doorto SSC oo shir gaar ah u socdo

Posted on December 7, 2023December 7, 2023 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa saaka hoygiisa ku qaabilay xildhibaannada laga soo doorto SSC-khaatumo. Madaxweyne… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo warbixin ka soo saaray Fadhigoodii Saaka

Posted on December 7, 2023December 7, 2023 by News Office

Garoowe, Diseembar 07, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay go’aankii Isimada SSC-khaatumo

Posted on December 7, 2023December 7, 2023 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa saaka ansixiyay go’aankii Isimada SSC-khaatumo ku xalliyeen khilaafkii doorashada Puntland. Fadhigii saaka ee golaha ayaa lagu… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay La-taliyihiisa Arrimaha Dastuurka

Posted on December 7, 2023December 7, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu doorashada ku qabanayo wakhtigeeda iyo 66-kii

Posted on December 6, 2023December 6, 2023 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa Caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay in doorashada Puntland uu ku qabanayo wakhtigeeda islamarkaana lagu galayo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close