Madaxweyne Deni oo shaacinaya guddiga xallinta khilaafaadka doorashada Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa dhammaystiray liiska xubnaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashada oo uu shaacin doono saacadaha soo socda. Guddiga… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa dhammaystiray liiska xubnaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashada oo uu shaacin doono saacadaha soo socda. Guddiga… Sii akhri
Taliska Somaliland ayaa sida lagu soo warramayo go’aansaday in ay weerar ku qaadaan jiidda Hawdka ee Maygaagle. Xukuumadda Korneyl Muuse… Sii akhri
In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa fiidnimada diyaariyay mooshin ka dhan ah maxkamadda dastuuriga ah.… Sii akhri
Maxkamadda dastuuriga ah ee dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba hadda laashay go’aankii Baarlamanka Puntland ku ansixiyay mudda kororsiga halka sano… Sii akhri
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-khaatumo ayaa Todobaadkan ku wajahan magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn. Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) oo… Sii akhri
Cutubyo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa mudda laba maalmood ah fadhiya degaanka Jimbac oo dhinaca… Sii akhri
Dadaallo lagu xallinayo muranka ka dhashay mudda kordhinta uu samaystay Baarlamanka Puntland ayaa ka bilowday magaalada Garoowe. Dadaallada bilowday ayaa… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilo Madaxweyne hore Sen. Cabdiraxmaan Faroole oo… Sii akhri
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Sen. Cabdiraxmaan Faroole oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay Arrimaha doorashada… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa maxkamadda dastuuriga ah ka dalbatay in ay go’aan sharciyeed ka soo saarto arrinta Baarlamanka. Wararka ayaa sheegaya… Sii akhri