Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Isimada SSC-Khaatumo oo go’aan rasmi ah ka soo saaray khilaafka doorashada Puntland

Isimada SSC-Khaatumo oo ku hawllanaa dhex-dhexaadinta xukuumadda Madaxweyne Deni iyo Siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee Puntland ayaa maanta go’aan rasmi ah… Sii akhri

Posted on December 6, 2023December 6, 2023 by News Office

Maraykanka oo lagu xukumay in uu $50 bilyan oo Magdhow ah ka bixiyo dilkii Qasem Soleimani

Posted on December 6, 2023December 6, 2023 by News Office

Maxkamad ku taalla Tehran ayaa ku xukuntay dowladda Mareykanka in ay bixiso ku dhawaad $50 bilyan oo ah magdhowga dilka… Sii akhri

Wasiir Fiqi oo Riyaad kula kulmay madaxda xarunta boqor Cabdicasis ee xiriirka dhaqanka

Posted on December 6, 2023December 6, 2023 by News Office

Wasiirka arrrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi sare uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo ku baaqay in loo gurmado dadka fatahaaduhu saameeyeen

Posted on December 6, 2023December 6, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay fatahaadda wabiga Jubba iyo khasaaraha ka dhashay xilli uu… Sii akhri

Israa’iil oo xalay duqayma xooggan ka fulisay goobaha Rayidka ee Marinka Qasa

Posted on December 5, 2023December 5, 2023 by News Office

Ciidamada Israa’iil ayaa duqeymo xiriir ah xalay ka fuliyay marinka Qaza ee dhulka Falastiiniyiinta, waxaana duqeymahaasi ay sababeen khasaarooyin kala… Sii akhri

Isimada SSC oo hadda xarunta Madaxtooyada Garoowe kula shirsan Siciid Deni iyo Axmed Karaash

Posted on December 5, 2023December 5, 2023 by News Office

Qaar kamid ah Isimada dhaqanka SSC-khaatumo ayaa hadda xarunta Madaxtooyada Garoowe kula shirsan Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo uu weheliyo… Sii akhri

Madaxweynaha Ruushka oo Arbacada berri ah booqan doona Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta

Posted on December 5, 2023December 5, 2023 by News Office

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Arbacada berri ah booqan doona Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta sida laga soo xigtay Aqalka Kremlin-ka.… Sii akhri

Somaliland oo gaadiid dagaal iyo saanad ciidan keentay jiidda hore ee Buq-dharkayn iyo Qorilugud

Posted on December 5, 2023December 5, 2023 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa weli diyaar-garow dagaal iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada jiidda hore ee Sool iyo Togdheer. Saraakiisha Somaliland… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Kulan Wada-tashi ah ugu yeeray Guddoonka Baarlamanka Puntland

Posted on December 4, 2023December 4, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Deni ayaa sida la xaqiijinayo goor dhaw ku wargeliyay Guddoonka Baarlamanka in ay Kulan Wada-tashi ah… Sii akhri

Dowladda Puntland oo Mucaaridka ku eedaysay in aysan diyaar u ahayn wada-hadal

Posted on December 4, 2023December 4, 2023 by News Office

Dowladda Puntland ayaa siyaasiyiinta Mucaaridka ah ku eedaysay in aysan diyaar u ahayn wada-hadal, si loo xalliyo muranka arrimaha doorashada.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close