Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shaqaalaha dowladda hoose ee degmada Garoowe oo mushaar la’aan ku dhacday

Mushaar la’aan ayaa sida wararku caddaynayaan soo food-saartay shaqaalaha dowladda hoose ee degmada Garoowe. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa… Sii akhri

Posted on December 4, 2023December 4, 2023 by News Office

Ganacsade ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo saaka lagu dilay magaalada Boosaaso

Posted on December 4, 2023December 4, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa xaqiijinaya in halkaasi saaka lagu dilay ganacsade ka soo jeeda degaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya.… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya “In ka badan 60 xubnood oo Argagixiso ah ayaa lagu dilay hawlgal ka dhacay Hiiraan”

Posted on December 3, 2023December 3, 2023 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay hawlgal qorshaysan oo saaka ka dhacay degaanka Halgan ee gobolka Hiiraan… Sii akhri

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo gaari ku wareejisay Garoonka diyaaradaha Beledweyne

Posted on December 3, 2023December 3, 2023 by News Office

Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa shalay ku wareejiyay wasiirka Gaadiidka iyo Duulista… Sii akhri

Madaxweyne Deni “Doorasho aan qof iyo cod ahayn kama dhacayso Puntland”

Posted on December 3, 2023December 3, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah Xisbiyada siyaasada Puntland. Madaxweyne Deni oo… Sii akhri

Madaxtooyada Puntland oo ka hadashay Kulankii dhexmaray Safiirka UK iyo Madaxweyne Deni

Posted on December 2, 2023December 2, 2023 by News Office

Madaxtooyada Puntland ayaa ka warbixisay Kulankii maanta dhexmaray Madaxweyne Deni iyo Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay… Sii akhri

Safiirka Ingiriiska oo Garoowe u tegay xal u raadinta Khilaafka doorashada Puntland

Posted on December 2, 2023December 2, 2023 by News Office

Safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Mr. Mike Nithavrianakis ayaa maanta oo Sabti ah soo gaaray caasimadda Puntland ee Garoowe.… Sii akhri

Golaha dhaqanka SSC oo baaq nabeed u diray beelaha Somaliland

Posted on December 2, 2023December 2, 2023 by News Office

Golaha sare ee dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ay deris ka yihiin ee ka soo jeeda dhinaca… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee duqaymaha Israa’iil ka waddo Marinka Qasa

Posted on December 2, 2023December 2, 2023 by News Office

Ku dhowaad 200 qof ayaa lagu dilay  in ka badana 700 kalana waa lagu dhaawacamay maalintii labaad dagaalka dib uga… Sii akhri

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka qaaday Cuna-qabatayntii Hubka

Posted on December 2, 2023December 2, 2023 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramadda Midoobey ayaa xalay ka qaaday Dowladda Soomaaliya cuna-qabateyntii hubka ee saarreyd. Codeyn u dhacday hab gacan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close