Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo qabsaday kantaroolka waqooyi ee Gaalkacyo
Ciidamo ka tirsan Puntland oo gadoodsan ayaa xalay qabsaday kantaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Ciidamada oo… Sii akhri
Ciidamo ka tirsan Puntland oo gadoodsan ayaa xalay qabsaday kantaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Ciidamada oo… Sii akhri
Ciidamada Booliska Galmudug ayaa ku guulaystay in ay soo celiyaan gaari laga dhacay magaalada Gaalkacyo dhanka Puntland ee xaafadaha waqooyiga.… Sii akhri
Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Siciid Deni ayaa sida wararku sheegayaan mudda laba bilood ah dib u dhigaya dhismaha… Sii akhri
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo… Sii akhri
Dowladda Maraykanka ayaa si buuxda u soo dhaweysay shirka Madaxda Urur Goboleedka IGAD dhawaan uga furmaya dalka Uganda kaasi oo… Sii akhri
Laba askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay badda Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay taliska… Sii akhri
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey weerar hoobiye oo xalay lagu qaaday xaruntooda Muqdisho kaasi oo… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqday in laga wada-hadlo arrimaha masiiriga ah ee dalka lana hakiyo tallaabooyinka socda… Sii akhri
Dowladaha Shiinaha iyo Sucuudiga ayaa sheegay in ay taageeryaan madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya. Shiinaha ayaa sheegay inay rajaynayaan… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miradhal ah la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya… Sii akhri