Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo Hawada ka celisay Wefdi Itoobiyaan ah oo u socday Hargeysa

Dowladda Soomaaliya ayaa saacado ka hor ka celisay hawada diyaarad la fahansanyahay inay siday saraakiil sare oo ka socday dawladda… Sii akhri

Posted on January 17, 2024January 17, 2024 by News Office

Wufuud kala duwan oo ku wajahan magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland

Posted on January 17, 2024January 17, 2024 by News Office

Wufuud kala duwan oo ka qayb galaya caleema-saarka madaxda la doortay ee Puntland ayaa ku wajahan magaalada Garoowe. Wararka ayaa… Sii akhri

Maraykanka oo sheegay in uu ka shaqaynayo burburinta Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland

Posted on January 17, 2024January 17, 2024 by News Office

Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in ay ururada iyo wadamada ay bah wadaagta yihiin kala shaqeyneyso sidii loo burin lahaa heshiiska… Sii akhri

Dowladda Ciraaq oo Qaramada Midoobay u gudbinaysa dacwad ka dhan ah Iran

Posted on January 16, 2024January 16, 2024 by News Office

Dowladda Ciraaq ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbin doonto cabasho ka dhan ah… Sii akhri

Khasaaraha ka dhashay Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on January 16, 2024January 16, 2024 by News Office

Qarax khasaare gaystay ayaa barqanimadii maanta waxa uu ka dhacay xarun mashquul badneyd oo ku taalla degmada Xamarweyne ee gobolka… Sii akhri

Maxkamad Turki ah oo xukun ku riday wiil uu dhalay Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on January 16, 2024January 16, 2024 by News Office

Maxkamad Turkish ah ayaa maanta ku ganaaxday wiilka madaxweynaha Soomaaliya lacag dhan $900, sababo la xiriira inuu si aan ku… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo si adag uga hadlay Xannibaadda lagu sameeyay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

Posted on January 16, 2024January 16, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xannibidda xarumaha iyo joojinta shaqada Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud iyo Bangiga Salaam Soomaali… Sii akhri

Shirkadda Hormuud oo Hay’adda NISA ku eedaysay in ay soo weerartay iyo NISA oo ka jawaabtay Eedayntaasi

Posted on January 15, 2024January 15, 2024 by News Office

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa ku eedeysay ciidamada Hay’adda Nabad-Sugidda Soomaaliya ee NISA in ay Axaddii shalay soo weerareen Xarunta Shirkadda… Sii akhri

Dalalka Jaamacadda Carabta oo Arbacada Shir deg deg ah ka yeelanaya Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

Posted on January 15, 2024January 15, 2024 by News Office

Dalalka ku midaysan Jaamacadda Carabta ayaa Arbacada Todobaadkan Shir deg deg ah ka yeelanaya xiisadda ka dhex taagan Soomaaliya iyo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya

Posted on January 15, 2024January 15, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane  Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Imaaraatiga Carbeed u qaabilsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close