Saraakiil u dhashay Iiraan oo ku dhintay duqayn Israa’iil ka fulisay Caasimadda Suuriya
Duqeyn ay Israa’iil Sabtida maanta ah ka fulisay caasimadda Suuriya ayay ku burburisay dhismo ay adeegsadaan ciidamada ilaalada kacaanka ee… Sii akhri
Duqeyn ay Israa’iil Sabtida maanta ah ka fulisay caasimadda Suuriya ayay ku burburisay dhismo ay adeegsadaan ciidamada ilaalada kacaanka ee… Sii akhri
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa guddi u magacaabay xallinta dhaqaaqo laba beelood ku dhexmartay degaanka Sheerbi ee Gobolka Karkaar. Warqad ka… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay gaaray magaalada Qaahira ee Caasimadda waddanka Masar kadib markii uu martiqaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii meesha ka saartay in la dhex-dhexaadiyo ayada iyo Itoobiya illaa Addis-Ababa ay ka laabato is-afgaradka… Sii akhri
Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Maraykanka ayaa mar kale Khamiistii shalay ku celiyay in ay si buuxda u aqoonsan yihiin… Sii akhri
Madaxda Urur-Goboleedka IGAD oo dhagaystay mowqifka adag ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeeyey mowqifkooda ku aaddan faro-gelinta Dowladda Itoobiya ee… Sii akhri
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay weerar xalay cabtooy hubaysan ka geysteen degmada Galdogob ee Gobolka… Sii akhri
Urur goboleedka IGAD ayaa xaqiijiyey in uu maalinta berri ah qabsoomi doono shirkii ay iclaamisay dowladda Jabuuti oo haysa madaxtinnimada… Sii akhri
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa sheegtay inay maanta hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines, oo ku… Sii akhri