Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland oo Maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland Mudane… Sii akhri

Posted on January 11, 2024January 11, 2024 by News Office

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay Xaaladda Gobolka Geeska Afrika

Posted on January 11, 2024January 11, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub u… Sii akhri

War ka soo baxay Shir deg deg ah oo Maamulka SSC-khaatumo ka yeeshay dagaalkii saaka dhacay

Posted on January 10, 2024January 10, 2024 by News Office

Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo uu weheliyo, Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka ayaa kulan degdeg ah la qaatay Isimada Dhaqanka iyo… Sii akhri

10 qof oo isku qoys ah oo lagu dilay dalka Pakistan

Posted on January 10, 2024January 10, 2024 by News Office

Toban qof oo isku qoys ah, oo uu ku jiro laba jir, ayaa lagu dilay weerar xilli danbe oo habeen… Sii akhri

Dagaal xooggan oo ka dhacay bariga Laascaanood iyo khasaarihii ka dhashay

Posted on January 10, 2024January 10, 2024 by News Office

Ugu yaraan 8 ruux ayaa ku geeriyooday in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal xooggan oo saaka ka… Sii akhri

Turkiga oo shaaciyay in uu difaacayo Soomaaliya haddii la soo weeraro

Posted on January 10, 2024January 10, 2024 by News Office

Gudoomiyaha BaarlamaankaTurkiga Nicmaan Kurtulmuş ayaa sheegay in Turkigu difaacayo Xuduudaha Soomaaliya,haddii ay Soomaaliya ka codsato iskaashi amni. “Turkigu Ma aqbalayo… Sii akhri

Beesha Caalamka oo War ka soo saartay doorashadii Puntland ka dhacday

Posted on January 9, 2024January 9, 2024 by News Office

WAR-SAXAAFADEED: Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8da Janaayo 2024. Waxaan ku bogaadinaynaa… Sii akhri

Maraykanka oo sheegay in loo baahan yahay dowlad madax-bannaan oo Falastiin yeelato

Posted on January 9, 2024January 9, 2024 by News Office

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Blinken markii uu ka tagay Turkiga , wuxuu sheegay ; “Waxaan u baahanahay inaan dhisno dawlad… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eritrea oo ku heshiiyay iskaashi buuxa

Posted on January 9, 2024January 9, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo laabtay magaalada Muqdisho kadib safar laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta Kulan qado ah ku casumay Musharrixiintii la tartamay

Posted on January 9, 2024January 9, 2024 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa maanta kulan qado ah ku casumay dhammaan musharrixiintii shalay kula tartamay xilka Madaxweynaha Puntland. Saraakiil ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close