Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo Turkiga u fasaxday Markabkii Hubka siday ee Sea World

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Deni ayaa maanta Boosaaso ku qaabiley safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Alper Aktaş oo ay weheliyaan… Sii akhri

Posted on August 4, 2025August 4, 2025 by News Office

Mas’uuliyiinta safaaradda Turkiga ee Muqdisho oo ku wajahan Boosaaso

Posted on August 4, 2025 by News Office

Mas’uuliyiinta safaaradda dowladda Turkiga ee Muqdidho ayaa sida la filayo ku wajahan magaalada Boosaaso, halkaasi oo Puntland ku hayso markabkii… Sii akhri

Puntland: Mileeshiyo beeleed qabsaday xarumihii dowladda ee degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal

Posted on August 3, 2025 by News Office

Kooxo mileeeshiyo beeleed ah oo hubeysan ayaa muddo dhawr cisho ah haysta xarumaha adeegyada bulshada ee degmada Godob-Jiiraan ee gobolka… Sii akhri

Saldhiga labaad ee ugu weyn ciidanka badda Puntland oo laga hirgelinayo degmada Laasqoray

Posted on August 3, 2025 by News Office

Cutubyo tirsan ciidanka badda Puntland ee PMPF ayaa lagu wadaa in dhawaan loo daabulo degmada xeebeedda Laasqoray ee gobolka Sanaag… Sii akhri

Somaliland oo si adag uga hortimid Maamulka la baxay Waqooyi Bari ee laga dhisay Laascaanood

Posted on August 2, 2025 by News Office

Golaha Wasiirada Somaliland oo Sabtida maanta ah shir deg deg ah ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa si kulul u cambeereyay… Sii akhri

Ilyaas Lugatoor: Khaatumo waxay nagu samaysay abaal dhac xun

Posted on August 2, 2025 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor oo degaanka Hadhwanaag oo ka tirsan degmada Boocame ee Gobolka Sool Shir kula… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka horyimid Maamulka laga dhisay Laascaanood

Posted on August 2, 2025August 2, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa markii ugu horraysay ka hadlay dhismaha maamulka Waqooyi Bari ee Laascaanood laga sameeyay,… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo booqday degaanno ka tirsan degmada Boocame ee Gobolka Sool

Posted on August 1, 2025 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta oo Jimce ah booqasho ku tegey degaanno ka tirsan degmada… Sii akhri

Madaxweyne Deni: Villa Somalia waxay dalka ku waddaa burbur aan soo kabasho lahayn

Posted on August 1, 2025 by News Office

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay jeediyay khudbad ku saabsan Xuska sannad-guuradii 27 ee ka soo wareegtay as-aaskii Puntland ayaa… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay laba argagixiye oo kamid ah firxadkii Daacish

Posted on August 1, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo fadhigoodu yahay degaanka Kalabayr ee gobolka Bari ayaa xalay gacanta ku dhigay laba xubnood oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close