Garoowe: Murashax cusub oo ku dhawaaqay inuu u tartamayo doorashada madaxweynaha
Dr Bashiir Maxamed Xuseen oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland, ayaa Garoowe kaga dhawaaqay inuu u tartamayo, doorashada madaxweynaha Puntland ee… Sii akhri
Dr Bashiir Maxamed Xuseen oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland, ayaa Garoowe kaga dhawaaqay inuu u tartamayo, doorashada madaxweynaha Puntland ee… Sii akhri
Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa shalay galab degaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha hoose ku toogtay saddex ruux oo midkood ahaa oday-dhaqameed,sida ay… Sii akhri
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaaahi Xaaji Cumar(Camey) ayaa ka laabtay dacwad uu ka gudbiyay madaxweynaha dowladda Puntland,Dr Cabdiweli Maxamed… Sii akhri
Wasaaradda horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska dowladda Puntland ayaa Axadda maanta ah soo xidhay ol’olaha 16-ka maalmoood ee joojinta tacaddiyada… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli maxamed Cali(Gaas) ayaa magacaabay taliyaha ciidanka sugaya amniga doorashada Puntland ee la qorsheeyay 8 Jennaayo 2019.… Sii akhri
Hal qof ayaa inta la xaqiijiyay ku dhintay mid kalena waa ku dhaawacmay rasaas ay xalay is-weydaarsadeen dabley weerartay taliska… Sii akhri
Dabley hubaysan ayaa xalay saqdii dhexe weerar ku qaaday taliska qeybta Booliiska Somaliland ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,sida… Sii akhri
Musharaxa madaxweynaha Puntland Mudane Asad Cismaan Cabdullaahi oo socdaalka uu ugu magac daray Difaac iyo dowladnimo ku maraya goboladda Puntland… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland,Dr Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa Sabtida maanta ah dallacsiiyay taliyaasha ciidamada Daraawiishta iyo Badda(PMPF) ee dowladda Puntland. Dikreeto ka… Sii akhri
Wasaaradda horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska dowladda Puntland ayaa maanta Garoowe ka daah-furtay kulan ku saabsan dhiirri-gelinta qoondada Haweenka ee… Sii akhri