Dowladda Puntland oo ka warbixisay dhul-gariir ka dhacay gobolka Guardafui
Wasiirka kalluumeysiga iyo Khayraadka badda dowladda Puntland, Faarax Maxamuud Cawaash oo maanta shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Garoowe, ayaa ka… Sii akhri
Wasiirka kalluumeysiga iyo Khayraadka badda dowladda Puntland, Faarax Maxamuud Cawaash oo maanta shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Garoowe, ayaa ka… Sii akhri
Duqa degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug Saahid Maxamuud Cali (Xaaji Sayn) ayaa farriin adag u diray waalidiinta dhalay dhalinyarada… Sii akhri
Saddex ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa Shalay lagu dilay degaanka Kiunga, oo hoos taga is-maamulka Lamu, markii ay Ciidanka Boliiska Kenya… Sii akhri
Wasaaradda Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay sannad walba bixin doonto Abaal-marin loogu… Sii akhri
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Ethiopia ee ku hawlgala magaca AMISOM qarax lagula… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daahfuray duulimaadyada shirkadda caalamiga ah ee Itoobiyaan Airline. Daahfurka duulimaadyada shirkaddaasi ayaa… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Isniinta maanta ka hadlayey munaasabad lagu daah-furay duullimaadyada Ethiopian Airline ay ka bilowday… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah… Sii akhri
Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Xassan ayaa magacaabay guddoomiyaha Waxbarashada degmada Qardho ee xarunta gobolka… Sii akhri
Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Xassan ayaa maamule cusub u magacaabay dugsiga sare ee Cumar Samatar oo ku… Sii akhri