Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maamule cusub oo loo magacaabay dugsiga sare ee Gambool

Wasiirka waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Xassan ayaa shaqada ka ceyriyay maamulihii dugsiga sare ee Gambool… Sii akhri

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay maareeyaha guud ee wakaaladda Biyaha

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka maareeye cusub u magacaabay wakaaladda Biyaha Puntland oo dhowaan la aas’aasay. Maareeyaha… Sii akhri

Al-shabaab oo digniin kama dambays ah siisay ergooyinkii soo xulay Baarlamanka Soomaaliya

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by News Office

Bayaan ka soo baxay hoggaanka sare ee malayshiyaadka Al-shabaab ayaa digniin kama dambays ah loogu diray odoyaashii ergooyinka ahaa ee… Sii akhri

Dhul gariir ku dhuftay bariga fog ee Puntland

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by News Office

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 5.0 magnitude, ayaa Axaddii shalay ruxay gacanka GARDAFU’ oo kala qeybiya badweynta Hindiya iyo badda Cas, islamarkaana… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo magacaabay Guddiga Taakulaynta dadkii wax ku noqday weerarkii Kismaayo

Posted on July 14, 2019July 14, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland. Xaalada guud ee… Sii akhri

Faahfaahinta khasaaraha qaraxii Dhuusamareeb

Posted on July 14, 2019July 14, 2019 by News Office

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya qaraxa ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in halkaasi uu ku dhintay qofkii… Sii akhri

Qarax ismiidaamin ah oo gilgilay magaalada Dhuusamareeb

Posted on July 14, 2019July 14, 2019 by News Office

Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhoweyd gilgilay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal. Jugta qaraxa oo… Sii akhri

Ciidamada Xoogga dalka oo Al-shabaab kala wareegay degaanno ka tirsan Shabeellaha hoose

Posted on July 14, 2019July 14, 2019 by News Office

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in hawlgal ballaaran oo ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha hoose ay… Sii akhri

Militariga Yemen oo sheegay in ay dileen in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan Xuutiyiinta

Posted on July 14, 2019July 14, 2019 by News Office

Ciidamada militariga waddanka yemen ayaa sheegay in ay Sabtidii shalay dileen in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan malayshiyaadka… Sii akhri

Gabadh Soomaaliyeed oo guul gaartay Cilmiga Badda

Posted on July 14, 2019July 14, 2019 by News Office

Cilmiga badda waxaa uu ka mid yahay culuumta ay aadka ugu yartahay barashadiisu bulshada Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaanna dumarka.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close