Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Dowladda Ingiriiska oo baaq u dirtay Dowadda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka

Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa madaxda Dowadda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka ugu baaqday in ay isu tanaasulaan oo sii wadaan wadahadalka.… Sii akhri

Posted on February 24, 2026February 24, 2026 by Desk

Puntland oo ka hortimid doorasho Dowladda Federaalka ka qabato Sool iyo Cayn

Posted on February 24, 2026February 24, 2026 by Desk

Puntland ayaa si adag uga hortimid jadwal doorasho oo ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Federaalka, kuwaas oo sheegay in ay… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho

Posted on February 23, 2026February 23, 2026 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kaddib markii uu fashilmay shirkii Muqdisho ee madaxda Dowladda… Sii akhri

Golaha Mustaqbalka oo war soo saaray

Posted on February 23, 2026February 23, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa ku dhawaaqay in ay fashilmeen wadahadaladii… Sii akhri

Maraykanka: Madaxda Soomaaliya waa in ay siidaan wadahadalka

Posted on February 23, 2026February 23, 2026 by Desk

Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqday madaxda Dowadda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka in ay sii wadaan wadahadalada oo aysan kala tagin… Sii akhri

Soomaaliya oo ka hadashay weerar iyo afduub ka dhacay Nigeria

Posted on February 23, 2026February 23, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay weerar maalmo ka hor ka dhacay gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria,… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay iyo wadahadalladii fashilmay ee Muqdisho

Posted on February 23, 2026February 23, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa maanta kulan gaar ah ku yeelanaya hotel-ka Airport… Sii akhri

Shirkii Muqdisho oo natiijo la’aan ku dhammaaday

Posted on February 22, 2026February 22, 2026 by Desk

Shirkii madaxda Dowladd Federaalka iyo Golaha Muataqbalka ay maanta ku yeesheen xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia ayaa goordhaweyd lagu kala… Sii akhri

Madaxda Dowadda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka oo kulankii labaad yeeshay

Posted on February 22, 2026February 22, 2026 by Desk

Madaxda Dowadda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka ayaa maanta oo axad ah yeeshay kulankoodii labaad, kaas oo ka socda xarunta madaxtooyada… Sii akhri

Deni oo labo khatarood ka digey

Posted on February 22, 2026February 22, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in ay Soomaaliya khatar ugu jirto kala go’ iyo in dad aan la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close