Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Meyd iyo dhaawac la keenay xeebta Eyl

Koox burcad-badeed ah oo ka baxay deegaanka Maraya ee degmada Eyl ayaa maanta xeebaha degmadaas ku weeraray dooni kalluumeysi oo… Sii akhri

Posted on February 27, 2026February 27, 2026 by Desk

Waqooyi Bari oo ku eedeeysay Somaliland dagaalka ka dhacay Sanaag

Posted on February 26, 2026February 26, 2026 by Desk

Maamulka Waqooyi Bari ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland dagaal maanta ka dhacay deegaanka Shidan ee waqooyiga gobolka Sanaag. Waqooyi Bari… Sii akhri

Maxay ka wadahadleen madaxweyne Deni iyo Safiirka Turkiga?

Posted on February 26, 2026February 26, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta hotelka Decale oo ku yaalla afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kulan… Sii akhri

Saddex musharax oo la kulmaya madaxweyne Xasan Sheekh

Posted on February 26, 2026February 26, 2026 by Desk

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, xildhibaan Cabdiqaadir Cali Cosoble iyo Khaliif Cabdiqaadir Macallin Nuur ayaa maanta kulan… Sii akhri

Booliska Puntland oo qabtay nin ku eedeeysan tahriibinta dhalinyarada

Posted on February 26, 2026February 26, 2026 by Desk

Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Qaybta Booliska gobolka Nugaal ayaa shaaciyay in ay magaalada Garowe ku qabteen nin ku eedeesan… Sii akhri

Farmaajo oo faahfaahiyay kulan uu la qaatay Deni

Posted on February 25, 2026February 25, 2026 by Desk

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay kulan uu maanta la qaatay madaxweynaha Puntland Siciid… Sii akhri

NISA oo sheegtay in ay dishay 23 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on February 25, 2026February 25, 2026 by Desk

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa shaacisay in iyada oo kaashanaysa saaxiibada caalamka ay afar howlgal toddobaadkan ka fulisay… Sii akhri

Somaliland oo shaacisay xilliga uu Cirro tagi doono Israa’iil

Posted on February 25, 2026February 25, 2026 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa dhammaadka bisha Maarso booqasho ku tagi doona Israa’iil, sida uu baahiyay telefishanka ku… Sii akhri

Deni oo kulan la qaatay xubno ka mid ah xildhibaanada Federaalka ku metela Puntland

Posted on February 25, 2026February 25, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Den ayaa xalay kulan la qaatay xubno ka mid ah xildhibaanada Puntland ku metela dowladda Federaalka… Sii akhri

DFS oo ka hadashay wadahadaladii fashilmay ee Muqdisho

Posted on February 24, 2026February 24, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay wadahadaladii fashilmay ee ay Muqdisho kula yeelatay Golaha Mustaqbalka ee ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close