Golaha Mustaqbalka oo ka hadlay kulankii ay la yeesheen madaxweyne Xasan
Golaha Mustaqbalka ayaa ka hadlay kulan ay maanta la yeesheen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo ka dhacay hotel-ka Decale… Sii akhri
Golaha Mustaqbalka ayaa ka hadlay kulan ay maanta la yeesheen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo ka dhacay hotel-ka Decale… Sii akhri
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta daah-furay wajiga labaad ee barnaamijka biyo qaybinta ee loogu tala galay gobolada… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka soo noqday safar dibada ah ayaa maanta oo talaabo ah la… Sii akhri
Dowladaha Soomaaliya iyo Tansaaniya ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo ku saabsan arrimaha socdaalka iyo fududeynta isu-socodka muwaadiniinta… Sii akhri
Waxaa maanta kulan yeeshay labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kaas oo ay xildhibaannadu kaga doodayeen wax ka baddelka dastuurka… Sii akhri
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa shalay soo saaray warqad u muuqata mid xilka looga qaaday wasiirka qorshaynta, horumarinta… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo nin oo ka tirsanaa Al-shabaab, kuwaas oo ay hore… Sii akhri
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiirkii qorshaynta Daa’uud Bisinle, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka… Sii akhri
Biyo la’aan xoog leh ayaa laga soo sheegayaa degaanno ka tirsan degmada Eyl ee gobolka Nugaal, kaddib markii ay jabeen… Sii akhri
Maamulka Jubaland ayaa sheegay in uu gacanta ku dhigay warshadii miinada ee Al-shabaab ku lahaayeen dhulka Badda-madaw ee u dhaxeeya… Sii akhri